Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Qarax uu ku dhaawacmay Taliyaha NISA ee degmada Buurhakaba oo ka dhacay halkaas.

isniin: September 20, 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qasaaraha ka dhashay qarax culus oo lagu...
QOL ContributorSep 20, 2021Sep 20, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Puntland oo madaxda dowlad goboleedyada dalka ku wargelisay in gebi ahaanba la baajiyay Shirkii Garoowe

isniin: September 20, 2021 Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa madaxda dowlad goboleedyada dalka ku wargeliyay in gebi...
QOL ContributorSep 20, 2021Sep 20, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Xiisadda u dhexeysa Faransiiska, Australia, Mareykanka iyo Britain oo sii xoogaystay

isniin: September 20, 2021 Kulan loo balansanaa in uu dhex maro wasiirada gaashaandhiga ee Faransiiska iyo Ingiriiska ayaa...
QOL ContributorSep 20, 2021Sep 20, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Prof. Cabdiwahaab oo ka mid ah aqoonyahanada Kenya oo xalay dib u helay xoriyaddiisa

isniin: September 20, 2021  Prof. Cabdiwahaab Cabdisamad oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaalida dalka Kenya ayaa xalay dib...
QOL ContributorSep 20, 2021Sep 20, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

“Aniga iyo aabahay waxaan isku fara-saarnay goob dagaal waxaana ku kala jirnay labo ciidan oo iska soo horjeeda”

isniin: September 20, 2021 Haweeney taliye boolis ah oo u dhalatay dalka Itoobiya ayaa BBC-da uga sheekeysay qisada...
QOL ContributorSep 20, 2021Sep 20, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Erdogan oo u Safray New York si uu kaga qeyb gelo shirka guud ee Qaramada Midoobay

isniin: September 20, 2021 Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa Safar ugu baxay New York,halkaas oo uu...
QOL ContributorSep 20, 2021Sep 20, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Maamulka Buula-burde oo eeda Qaraxyada Garoonka Buula-burde dusha u saaray Amisom.

isniin: September 20, 2021 Gudoomiyaha Degmada Buula-burde ayaa eeda Qaraxyadii ka dhacay Garoonka magaalada dusha u saaray Ciidamada...
QOL ContributorSep 20, 2021Sep 20, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Hirshabeelle oo doortay Xasan Iidow oo Noqonaya Xildhibaankii 6 ee lagu doorto Jowhar.

isniin: September 20, 2021  Baarlamaanka Hirshabeelle oo  doortay Xasan Iidow Muxumad (Koboc) oo maamulkaasi ku matali doona Aqalka...
QOL ContributorSep 20, 2021Sep 20, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Qilaafkii Qoor Qoor iyo Rooble oo la xaliyay iyo Qoor Qoor oo Farmaajo u aqoonsaday Musharax Madaxweyne

isniin: September 20, 2021 Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor iyo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa...
QOL ContributorSep 20, 2021Sep 20, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Mahdi Guuleed iyo Cabdi Xaashi oo soo saray habraaca doorashada Aqalka Sare ee Somaliland

Axad: September 19, 2021 Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed...
QOL ContributorSep 19, 2021Sep 19, 2021
Read More
10771078107910801081