Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Dowladda Afghanistan oo xirtay wasaaradda arrimaha haweenka ee Dalkaasi

Axad: September 19, 2021 Dowladda cusub ee Taalibaan ee dalka Afghanistan ayaa sida muuqata xirtay wasaaradda arrimaha haweenka,...
QOL ContributorSep 19, 2021Sep 19, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Guddiga Baarlamaanka Galmudug oo gaaray degmada Gallinsoor ee Gobolka Galgaduud.

Axad: September 19, 2021 Wafdigaan oo uu horkacayey Guddoomiyaha Guddiga arrimaha bulshada Baarlamaanka Galmudug ahna Xildhibaan Yoonis Maxamed...
QOL ContributorSep 19, 2021Sep 19, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Wasiirka arrimaha dibadda Faransiiska oo ku eedeeyay Australia iyo Mareykanka

Axad: September 19, 2021 Wasiirka arrimaha dibadda ee Faransiiska ayaa ku eedeeyay Australia iyo Mareykanka inay ka been...
QOL ContributorSep 19, 2021Sep 19, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Guddoonka Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo gudbiyay dacwad ka dhan ah Xildhibaanno

. Axad: September 19, 2021 Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka DG Hir-Shabeelle Siraaji Sheekh Isxaaq Cabdulle ayaa...
QOL ContributorSep 19, 2021Sep 19, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Wax garadka Galgaduud oo ka hadlay dagaalo kasoo cusboonaadey deegaanka Xananbuure

Axad: September 19, 2021 Wasaaradda Arrimaha Guddaha Galmudug iyo odayaasha dhaqanka oo ay wehliyaan Mas’uuliyiin kale ayaa ku...
QOL ContributorSep 19, 2021Sep 19, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

doorashadii Aqalka Sare ee xalay ka baaqatay Magaalada Jowhar oo saakay dhacayso.

Axad: September 19, 2021 Kadib buuqii ka dhashay xalay doorashadii Aqalka Sare ee xalay ka dhacday Magaalada Jowhar...
QOL ContributorSep 19, 2021Sep 19, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Puntland oo sheegtay in Garoowe lagu xallinayo khilaafka u dhexeeya Farmaajo iyo Rooble.

Axad: September 19, 2021 Xukuumadda Puntland ayaa markii u horraysay sheegtay in Garoowe lagu xallinayo khilaafka u dhexeeya...
QOL ContributorSep 19, 2021Sep 19, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Booliska Canada oo xiray rag ku eedeysan dilka wiil Soomaali ah

Axad: September 19, 2021 Booliska magaalada Winnipeg ee dalka Canada ayaa xiray laba eedeysane oo lala xiriirinayo dilka...
QOL ContributorSep 19, 2021Sep 19, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

James Swan oo Xaaladda Soomaaliya uga Warbixiyay Golaha Ammaanka ee QM

Sabti: September 18, 2021 Wakiilka Xogahaya Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa xubnaha Golaha Amniga...
QOL ContributorSep 18, 2021Sep 18, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Maamulka Hirshabelle oo sheegay inay dib u dhigtay doorashada kursi cabasho laga keenay

Guddiga Maamulka Doorshada Heer Dawlad Goboleed ee Hirshabeelle ayaa sheegay in uusan jirin qodob kamid ah habraacyada doorashooyinka...
QOL ContributorSep 18, 2021Sep 18, 2021
Read More
10791080108110821083