Ciidamada Gor Gor iyo Kuwa Haramcad oo saakay mar kale loo qaaday Dhuusamareeb.
Sabti: October 2, 2021 Wararka ka imaanaya garoonka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saakay mar kale Ciidamo gaaraya...
Qadar “ Taalibaan annaga hanaga barato sida loogu dhaqmo shareecada Islaamka
Sabti: October 2, 2021 Qadar ayaa door muhiim ah ka cayaartay in wada hadal lala bilaabo Taaliban. balse...
Sheekh Maxamed Shaakir “ Galmudug waxay Noqotay in Xil laga qaato oo lala wareego, anaga waa u Qidmaynaynaa shabaab ayaan ka saaraynaa
Sabti: October 2, 2021 Hogaamiyaha ahlusuna Sheekh Maxamed Shaakir oo la hadlayay BBC-da ayaa ka hadlay xaaladaha Gobolka...
Midowga Yurub oo hakiyay wadahadalladii ganacsiga ee ay la lahaayeen Dalka Australia
Sabti: October 2, 2021 Midowga Yurub ayaa hakiyay muddo aan la cayimin wadahadallo qorsheysnaa oo ay la yeelan...
Erdogan oo Mareykanka laba mid kala dooransiiyay kadib kulan ay yeesheen Vladimir Putin
Sabti: October 2, 2021 Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan ayaa sheegay xilli uu magaalada Sochi kulan kula lahaa Madaxweynaha...
Hay’adda Qaxootiga Norway oo ka warbixiyay xarig dad Jimcihii lagu xiray Tripoli.
Sabti: October 2, 2021 Qoraal uu soo saaray agaasimaha Hay’adda Qaxootiga Norway ee dalka Liibiya Dax Roque ayaa...
Madaxweynihii hore Shiikh Shariif oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka ka taagan deegaanada Galmudug
Sabti: October 2, 2021 Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa Noqday siyaasigii ugu horeeyay ee...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Rooble ka hadlay Markii ugu horaysay dagaallada ka soo cusboonaaday Galmudug
Sabti: October 2, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Saacado kadib ka hadlay Markii ugu horaysay...
Madaxa Ururka Ahlu Sunna Sheekh Shaakir oo dib ugu laaabtay magaalada Guriceel
Sabti: October 2, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in xalay fiidkii uu...
Ciidamada Ahlu Sunna oo soo bandhigay gaadiid dagaal iyo hub ay ku qabsadeen dagaalkii shalay ka dhacay deegaanka Bohol
Jimco: October 1, 2021 Ciidamada Daacada u ah kooxda Ahlu Sunna ayaa soo bandhigay gaadiid dagaal iyo hub...