Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Puntaland oo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Nugaal

Sabti: October 2, 2021 Wararka ka imaanaya magaalda Garoowe ayaa sheegaya in madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntaland Saciid Cabdullaahi...
QOL ContributorOct 2, 2021Oct 2, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Saaxiibada Beesha Caalamka oo ku booriyay Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble in ay “sii wadaan dadaallada dhexdhexaadinta ah

Sabti: October 2, 2021 Saaxiibada Beesha Caalamka ee fadhigoodu yahay Soomaaliya ayaa ku booriyay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo...
QOL ContributorOct 2, 2021Oct 2, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Rooble oo kulan la Qaatay Guddiga amniga doorashooyinka

Sabti: October 2, 2021  Ra’iisul Wasaare  Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan looga hadlayay u diyaar garowga doorashada Xildhibaannada...
QOL ContributorOct 2, 2021Oct 2, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Dawlada Shiinaha oo diyaaradihii dagaal ee ugu badnaa u dirtay hawada ismaamulka Taiwan

Sabti: October 2, 2021 Dawlada Shiinaha ayaa diyaaradihii dagaal ee ugu badnaa u dirtay hawada ismaamulka Taiwan halkaasoo...
QOL ContributorOct 2, 2021Oct 2, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Dadka reer Qatar oo ka qeybagalaya codeyntii u horreysay ee baarlamaani ah

Sabti: October 2, 2021 Dadka reer Qatar ayaa Sabtida maanta ah ka qeybagalaya codeyntii u horreysay ee baarlamaani...
QOL ContributorOct 2, 2021Oct 2, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

War deg deg ah: Ciidamada Ahlu Sunna oo la wareegay gacan ku heynta deegaanka Ceeldheere

Sabti: October 2, 2021 Waxaa goor dhawayd Ciidamada Ahlusuna ay la wareegeen Deegaan Muhiim u ah isku socoda...
QOL ContributorOct 2, 2021Oct 2, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Taliyaha Ciidamada Booliiska Harammcad farxaan Qaroole oo Wacad ku maray in uu Cagta marin Doono Burcad Diimeedka Ahlusuna

Sabti: October 2, 2021 Taliyaha Ciidamada Booliiska Gobolka banaadir ahna taliyaha Ciidamada Haramcad ayaa hanjabaad hawada u Mariyay...
QOL ContributorOct 2, 2021Oct 2, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Wasiir Beyle “ Waxaa jirtay maalin aan iri sagxaddaan taaganahay oo aan dad Soomaaliyeed la hadlayey oo aan caloosheyda u soo xaaray

Sabti: October 2, 2021 Wasiirka wasaaradda maaliyadda Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo shir jaraa’id u qabtay wariyeyaasha...
QOL ContributorOct 2, 2021Oct 2, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Ciidamada Booliska Somaliland oo sheegay in dadka Konfurta Somaliya ka imaado iyo Itobiyanka ay isku Xuquuqyihiin ajnabi.

Sabti: October 2, 2021 Maamulka Somaliland gaar ahaan Ciidamada Booliska Somaliland ayaa xalay ka sameeyeen qeybo ka mid...
QOL ContributorOct 2, 2021Oct 2, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Puntland oo gacanta ku dhigay Askari Dil iyo dhaawac geystay.

Sabti: October 2, 2021 Askari ka tirsan Ciidanka Maamulka Puntland ayaa fal isugu jiray dil iyo dhaawac dad...
QOL ContributorOct 2, 2021Oct 2, 2021
Read More
10491050105110521053