Shiinaha oo beeniyey tijaabada gantaalaha xambaara hubka Niyukliyeerka
Arbaco: October 20, 2021 Shiinaha ayaa beeniyey wararka sheegaya iney tijaabiyeen gantaal nooca guuxiisa ka dheereeya ah, oo...
Puntland oo degaanadeeda ka musaafurisay Qaxooti Itoobiyaan ah
Muqdisho|| QOL| October 20 2021=Maamulka Puntland oo kaashanaya hay’adda Socdaalka Adduunka ee Qaramada Midoobay ee IOM ayaa waxaa...
Turkey oo shalay u yeertay safiirada 10 dal oo ay ku jiraan Jarmalka iyo Mareykanka
Arbaco: October 20, 2021 Turkey ayaa shalay u yeertay safiirada 10 dal oo ay ku jiraan Jarmalka iyo...
Dagaal dhexmaray Ciidamada Dowladda & Al-Shabaab
Muqdisho|| QOL| October 20 2021=Dagaalka oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu ka dhacay duleedka degmada Waajid...
Madaxweynaha Jubbaland oo Maanta soo xiraya Shir ka socda Kismaayo
Muqdisho|| QOL| October 20 2021=Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta lagu wadaa inuu soo xiro Aqoon...
Diiwaangelinta Musharixiinta Aqalka Sare oo ka socota Kismaayo
Muqdisho|| QOL| October 20 2021=Xubnaha Guddiga doorashooyinka ee Heer Dowlad Goboleed ayaa Maanta waxaa ay Xaruntooda Magaalada Kismaayo...
Ciidamada liyuu Boolis oo dil & dhaawac u geystay dad Shacab ah
Muqdisho|| QOL| October 20 2021=Ciidamada liyuu Boolis ayaa waxaa ay rasaas ku fureen dad Shacab ah oo banaanbax...
RW Rooble oo cadaadis kala kulmaya Beesha Caalamka & mucaaradka
Muqdisho|| QOL| October 20 2021=Maxamed Xuseen Rooble Ra’iisul Wasaaraha Xuluumadda xilgaarsiinta ayaa Maalmihii la soo dhaafay waxaa uu...
Hadal jeedinta Musharixiinta Aqalka sare oo goor dhaw ka bilaaban doonta Magaalada Kismaayo
Arbaco: October 20, 2021 Maanta Gelinka hore ayaa waxaa la filayaa in Xildhibaannada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Jubbaland ay...
Dowladda Somaliya oo Digniin u dirtay Kenya oo ku aadan badda oo ay Ciidamo keentay kenya
Arbaco: October 20, 2021 Xeer Ilaaliyaha Guud ee Soomaaliya, Suleymaan Maxamed Maxmuud, oo la hadlayay saraakiil tababar ku...