Ciidamada Millateriga Soomaaliya oo Howlgalo ka sameeyay Degmada Walanweyn
Arbaco: October 20, 2021 Ciidamada Millateriga Soomaaliya oo ay wehlinayeen Ciidamada Maamulka degmada Walanweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose...
Wasiir Beyle oo mar kale ZOOM-ka kaga qeyb galay Shirka Madaxda IMF iyo Wasiirrada Maaliyadda Dalalka Afrika.
Arbaco: October 20, 2021 Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Cabdiraxmaan Duceele Beyle ayaa mar kale...
Kuuriyada Waqooyi oo Tijaabisay Gantaal laga ganay Gujis
Arbaco: October 20, 2021 Warbaahinta Kuuriyada Waqooyi ayaa Arbacada maanta ah xaqiijisay, in taliska Pyongyang uu tijaabisay gantaal...
Burcad Afduubatay Muwaadiniin Mareykan u badan oo dalbatay $17Milyan
Arbaco: October 20, 2021 Koox burcad ah oo dhawaan dalka Haiti ku afduubtay koox wadaaddo masiixiyiin ah oo...
wargeyska The Times ee ka soo baxa UK oo sheegayCali Xarbi qofkii uu wacay Markii uu dilay xildhibaan David Amess
Arbaco: October 20, 2021 Waxaa weli socda baaritaanka lagu hayo dilka xildhibaan David Amess oo ka tirsanaa baarlamanka...
Haweeney ku dhashey mar qura 7 caruur ah Dalka Pakistan
Talaado: October 19, 2021 Isbitaal gaar loo leeyahay oo ku yaalla magaalada Abbottabad ee dalka Pakistan, ayaa haweeney...
Sheekh Soomow oo raali-gelin ka dalbaday Sheekh Bashiir kadib hadalkiisii xasaasiga Daawo Muqaalka
Talaado: October 19, 2021 Afhayeenka hey’adda culumada Soomaaliyeed Sheekh Cabdulqaadir Soomow oo ka mid ah culumada dariiqada Suufiyada...
Dowladda Itoobiya oo ku eedeysay dagaal yahanada mucaaradka Tigreega iney dileen in ka badan 30 qof
Talaado: October 19, 2021 Dowladda Itoobiya, ayaa ku eedeysay dagaal yahanada mucaaradka Tigreega, iney dileen in ka badan...
Hey’adda hubinta tayada Koonfur Afrika oo sheegtay ineysan oggolaan doonin tallaalka Sputnik ee Ruushku sameeyey
Talaado: October 19, 2021 Hey’adda hubinta tayada dawada iyo caafimaadka ee Koonfur Afrika, ayaa sheegtay ineysan oggolaan doonin...
Ciidamada Dalka Senegal oo qabatey daroogadii uggu badneyn abid ay la wareegaan, taasoo ah nooca loo yaqaano Cocaine
. Talaado: October 19, 2021 Madaxda dalka Senegal, ayaa qabatey daroogadii uggu badneyn abid ay la wareegaan, taasoo...