Xubin ka tirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka xoogga dalka
Arbaco: November 10, 2021 Ninkaan oo lagu Magacaabo Cusmaan Cadow Xaaji kana tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa Maanta Isku...
TPLF waxay haween ku kufsadeen gobolka Amhara – Amnesty
Arbaco: November 10, 2021 Hay’adda xuquuqul insaanka ee Amnesty International ayaa dagaal-yahannada Tigray ku eedeysay in bishii August...
Shir looga hadlay arrimaha bani’aadannimada Soomaaliya oo Muqdisho ka dhacay
Arbaco: November 10, 2021 Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya, Hay’addaha Qaramada Midoobay, NGO-yada iyo wakiilada Bulshadda rayidka...
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo kulan la qaatay guddi ka socday dadka ku dhaqan xaafadaha ku dhow Isbitaalka Laasaleeti.
Arbaco: November 10, 2021 Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa...
Wasiirka arrimaha dibadda dalka Simon Kofe oo shir jaraa’id ugu qabtay badda dhexdeeda
Arbaco: November 10, 2021 Mid ka mid wasiirrada Jasiiradda Tuvalu ee ku taalla badda Baasiifigga ayaa khudbad uu...
Muslimiinta Kenya oo wacad ku maray inay Jimco walba ka dibad bixi doonaan “dilalka Muslimiinta loo geysto”
Arbaco: November 10, 2021 Golaha Sare ee Muslimiinta Kenya ayaa wacad ku maray inay Jimco walba khudbada kaddib...
Labo jijin oo ka sameysan dheyman oo lagu xaraashay dalka Switzerland iyadoo lagu iibiyay in ka badan $8 million (£5.8 million
Arbaco: November 10, 2021 Labo jijin oo ka sameysan dheyman isla markaana ay lahaan jirtay boqoradda Faransiiska, Marie...
Wasiirka Arrimaha Dibadda muxuu kala hadlay Wafdi ka socday Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika
Arbaco: November 10, 2021 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa qaabilay xubnaha Golaha...
Lataliyaha 1aad Safaaradda Soomaaliya ee Djibouti oo la kulmay Madaxa Xafiiska QM ee dalkaas
Arbaco: November 10, 2021 Lataliyaha koowaad Safaaradda Soomaaliya ee dalka Jabuuti mudane Jabriil Afyare ayaa kulan la qaatay...
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday oo ugandha uga Qeyb gali doono shir looga hadalayo Sudan iyo Itoobiya
Arbaco: November 10, 2021 Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday, Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa lagu soo warramayaa in maalmaha...