Dagaallo ku saabsan afar meelood oo muddo dheer socday waxayna halis ku yihiin nabadgalyada guud ee adduunka.
Talaado: November 9, 2021 Dagaallo ku saabsan afar meelood ayaa muddo dheer socday waxayna halis ku yihiin nabadgalyada...
Dowlada UK oo Dadka Ingiriiska ah ee kusugan Itoobiya ugu booqday in ay uga baxaan Deg deg
Talaado: November 9, 2021 Dadka Ingiriiska ah ee kusugan Itoobiya, ayaa lagu booriyey iney isaga baxaan inta ay...
Ma ogtahay in xilliga aad habeen walba seexato ay saameyn weyn ku leedahay caafimaadkaaga?
Talaado: November 9, 2021 Saacadaha u dhaxeeya 10pm iyo 11pm – oo la seexdo ayaa lala xiriiriyay caafimaadka...
Xildhibaan Maareeye oo soo bandhigay in Boqor Buurmadow uu ka mid ah hoggaanka odayaasha dhaqanka Somaliyed
Talaado: November 9, 2021 Wasiirkii hore ee warfaafinta Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa soo bandhigay cadeymo...
Rooble oo kulan habka fogaan araga la yeeshay Guddiyada Doorashada Heer Federaal iyo Heer Dowlad-goboleed amrayna deg deg loo bilaabo.
Talaado: November 9, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo wada howshii Doorashada dalka ayaa waxa uu...
Maamulka gobolka Banaadir mas’uuliyiintiisa ka dhex billowday is qaarajin la isku dilayo.
Talaado: November 9, 2021 Maamulka gobolka Banaadir ayaa waxaa mas’uuliyiintiisa ka dhex billowday beegsi uu noociisu ku cusub...
Koonfur Afrika: Maxaa ka jira in moos cudur wata oo Soomaaliya laga qaaday la geeyay dalkaas?
Talaado: November 9, 2021 Muuqaal uu ku lammaanaa qoraal ayaa si weyn loogu dhex faafiyey baraha bulshada ee...
Nin kuraasta haweenka u tartama oo ay qaati ka taagan yihiin dumarka Nigeria
Talaado: November 9, 2021 Ameer Sarkee, oo 26 jir ah, oo u tartamaya kuraasta haweenka ee xisbiga talada...
Kenya oo lacag badan dul dhigtay shakhsiyaad falal argagixisanimo loo heysto
Talaado: November 9, 2021 Waaxda Dembi Baarista Kenya ayaa ballan qaadday inay adduun dhan Sh10 milyan abaalmarin ahaan...
Booliska dalka Canada oo sheegay in uu kordhay Dilalka ka dhaca dalkaas sida Maraykanka oo kale Sanadkaan
Talaado: November 9, 2021 Booliska magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa warbixin uu soo saaray ku sheegay in...