Xuska Maalinta Naafada Adduunka oo ku beegan 3-da Dicember oo ku lagu qabtay Muqdisho
Sabti: December 4, 2021 Xuska Maalinta Naafada Adduunka oo Ku beegan 3-da Dicember oo ay iska kaashadeen Wasaaradda...
Madaxweynaha Puntland oo kormeer ku tegay xarunta Taliska Ciidanka Booliska Puntland
Sabti: December 4, 2021 Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeer ku tegay xarunta...
IMF oo ka digtay halista dhaqaalle ka dhalan karta Fayruska Omicron
Madaxa Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa ka digtay faafitaanka nooca cusub ee fayraska corona ee Omicron, kaas...
Madaxweynaha Brazil oo sheegay in dadka laga talaalay Covid-19 ay halis ugu jiraan inay qaadan HIV/AIDS
Sabti: December 4, 2021 Maxkamadda Sare ee dalka Brazil ayaa furtay baaritaan ku saabsan hadallo been abuur ah...
Soomaaliya iyo Talyaaniga oo ka wadahadlay xiriirka labada dal
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta ku qaabilay Muqdisho Danjiraha Jamhuuriyadda Talyaaniga...
Wejiga 2aad shirka badbaadada dalka oo Midowga Musharaxiinta uga furmay Muqdisho
Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa goor dhow waxaa magaalada Muqdisho uga furmay Wejigii labaad ee Shirka badbaada ka...
Itoobiya oo sheegtay in magaalooyin horleh ka qabsatay TPLF
Sabti: December 4, 2021 Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay iney magalooyin hor leh ay ka qabsadeen fallaagada TPLF, magaalooyinkasi...
xisbiga midigta fog ee Faransiisa oo sheegay in Muslimiinta ku nool dalka Faransiiska “looga baahanyahay in ay ku milmaan dadka kale
Sabti: December 4, 2021 Hoggaamiyaha xisbiga midigta fog ee Faransiisa ahna musharax madaxweyne Eric Zemmour, ayaa sheegay in...
Ku dhawaad 40 waddan oo laga helay nooca cusub ee Omicron iyo digniino laga soo saaray
Sabti: December 4, 2021 Madaxa Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa ka digtay in nooca cusub ee fayraska...
Qaramada Midoobay oo 3 bilood oo kaliya u cusboonaysiisay maraakiibta la dagaalanka burcad badeeda Soomaalida
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si aqlabiyad leh ugu codeeyay Jimcihii in ciidamada badda caalamiga ah ay...