Kooxo hubeysan oo 31 qof ku dilay Dalka Mali
Sabti: December 4, 2021 Kooxo hubeysan ayaa bartamaha dalka Maali waxa ay weerar ku qaadeen bas ku sii...
Daalibaan oo mamnuucday guurka qasabka ah ee dumarka
Taliban ayaa soo saartay go’aan ay ku joojineyso guurka qasabka ah ee Afgaanistaan, iyadoo sheegtay in haweenka aan...
Puntland oo hakisay gaadiidka soo galaya Boosaaso
Maamulka Puntland ayaa hakiyay gelitaanka Magaalada Boosaaso iyada oo baabuurta lagu celinayo degmada Carmo oo u jirta 100km,...
Qaramada Midoobey oo dalbatay Kaalmo wax looga qabanaayo Abaaraha ku dhuftay Soomaaliya
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan bini’aadantinimada ayaa codsatay dhaqaale dheeri ah oo lagu caawinayo dadka ay abaaruhu saameeyeen...
Ra’iisul wasaare Rooble oo amar siiyay laamaha Ammaanka
Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku amray laamaha Ammaanka dowladda Soomaaliya in si deg deg ah maxkamad...
Biixi oo u digay ciidamada Xoogga – Askarigii qof shacab ah xabad ku rida Wallaahi
Sabti: December 4, 2021 Taliyaha ciidamada Lugta ee Xoogga dalka, General Maxamed Tahliil Biixi oo la hadlayey cutubyo...
Wasaaradda Amniga Soomaaliya oo si Kulul uga Hadashay dad Siyaaba Kala duwan Loo dilay
Sabti: December 4, 2021 Wasiirka Amniga Gudaha ee XFS ayaa ka tacsiyeynaya geerida Sakariye iyo Sowda muddo 24-saac...
Ciidamo ka Tirsan GorGor oo Muqdisho Lagu Soo dhaweeyay
Sabti: December 4, 2021 Taliyaha Ciidanka dhulka xoogga dalka Janeraal Biixi ayaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde saaka ku...
Taliyaha Booliska oo xaqiijiyay in gacanta lagu hayo eedeysanayaal falal dil ah loo heysto
Sabti: December 4, 2021 Taliyaha Ciidanka Booliska General Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay in...
Q.M oo dalbatay Kaalmo dheeri ah oo wax looga qabanaayo Abaaraha ka jira Soomaaliya
Sabti: December 4, 2021 Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan bini’aadantinimada ayaa codsatay dhaqaale dheeri ah oo lagu caawinayo...