Somaliland oo heshiis ku kacaya malaayiin dollar la gashay dalka Hindiya
Axad: December 5, 2021 Somaliland ayaa heshiis cusub oo dhanka caafimaadka ah, isla-markaana ku kacaya malaayin dollar la...
Biden iyo Putin oo ku heshiiyey inay wadahadlaan xilli xiisadda Ukraine ay cirka isku sii shareerayso
Axad: December 5, 2021 Madaxweyne Biden iyo hogaamiyaha Ruushka Vladimir Putin ayaa ku heshiiyey inay wadahadlaan ka dib...
Dowladaha Soomaaliya iyo shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga Labada Dal
Axad: December 5, 2021 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta ku qaabilay...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo xalay kormeeray wadada Janaraal Daa’uud iyo Taalada Daljirka Dahsoon
Axad: December 5, 2021 Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa...
Diyaargarowga qabashada doorashada golaha shacabka oo laga dareemayo magaalada Jowhar.
Axad: December 5, 2021 Maamulka Hirshabeelle ayaa qorsheynaya in dhawaan uu bilaabo qabashada doorashada xildhibaanada golaha shacabka ee...
Ciidanka dowladda Soomaaliya oo howlgallo sameeyay
Axad: December 5, 2021 Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta 27aad oo ay wehlinayaan kuwa Nabadsugida ayaa...
Laba Sarkaal oo ka tirsan Booliska Kenya oo toogasho ku dilay rag looga shakisan yahay inay yihiin Al Shabaab
Axad: December 5, 2021 Laba Sarkaal oo ka tirsan Booliska Kenya ayaa toogasho waxaa ku dilay rag looga...
Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan oo ka badbaaday iskuday Dil xaflad uu ka Qeyb gali lahaa
Axad: December 5, 2021 Wararka ka imaanaya dalka Turkiga ayaa sheegaya in gaadhi uu saarnaa askari ka tirsan...
Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch oo dawladda Afgaanistan ku eedaysay Dilal Qorshaysan
Axad: December 5, 2021 Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa warbixin ay soo saartay horraantii toddobaadkan...
Cumar Cabdirashiid oo shaaciyey ujeedka wada-hadalkii uu la yeeshay Rooble
Axad: December 5, 2021 Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa kula kulmay ra’iisul wasaarihii...