Wasiirki hore ee Arimaha Dibadda oo ku tilmaamay doorashada socota– “Afduubasho ma ahan ee waa AFDUUB Abuuri kara Khalalaaso
isniin: December 6, 2021 Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Mudane Yuusuf Garaad Cumar oo haatan ah ergayga...
Daawo: Rooble oo ka jawaabay go’aankii lagu laalay labada kursi, soona saaray 9 qodob Axad: December 5, 2021...
Dowladda Shiinaha oo deeq daawada COVID-19 ah ku wareejisay Dowladda Soomaaliya
Axad: December 5, 2021 Dowladda Soomaaliya ayaa Gelinkii dambe ee maanta Guddoontay Shixnad Daawada Talaalka Covid-19 oo ka...
Dowladda Itoobiya oo mar kale sheegtay in TPLF ay ka qabsatay deegaanno horleh.
Axad: December 5, 2021 Warbaahinta ku hadasha afka dowladda Itoobiya ayaa waxay baahiyeen ciidamada dowladda dhexe ee Itoobiya...
Dad ku dhintay qarax ka dhacay degaan ka tirsan Gobolka Baay
Qaraxa oo ahaa miinada dhulka la dhigo ee meelaha fog fog laga hago ayaa waxaa uu ka dhacay...
DFS & AMISOM oo ka wada hadlay qorshaha Somalia kula wareegeyso Amniga
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Taliyaha...
Ciidamada Puntland oo howlgal xoogan ka fuliyay Buuraleyda Gobolka Bari
Ciidamo ka tirsan kuwa difaaca Puntland ee kala ah Birmadka, Daraawiishta iyo PMPF ayaa 24 ki saac ee...
Guddiga xalinta khilaafaadka oo Mudada u kordhiyay Go’aan ka gaarista kursi HOP067
Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka dalka ayaa shaaciyay muddo kordhin ay u sameeyeen xilliga go’aanka laga gaarayo dacwadda kursiga...
Puntland oo Goob fagaaro ah ku burburisay Khamri farabadan
Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Nugaal G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa Maanta goob fagaare ah ku burburiyay Khamri tiro...
DFS oo shaacisay in la adkeynayo Amniga waddooyinka laga soo galo Muqdisho
Wasiirka Wasaaradda Amniga Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa sheegay inay diyaariyeen in ka badan 20 Hay’adood oo loogu talo...