Xukuumada Abiy Ahmed oo diiday inay ka qeyb-gasho shirka IGAD ay ku baaqday ee xiisadda badda
Addis Ababa – Dowladda Itoobiya ayaa ka maquuratay ka qeyb-galka shir-madaxeedka dalalka IGAD oo dhawaan ka dhacaya dalka Uganda....
Xildhibaano wado Mooshin ku wajahan iska horimaadka NISA iyo HORMUUD
Muqdisho -– Xiisadda xooggan ee ka dhex aloosan Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugida Qaranka ee NISA iyo Shirkadda Isgaarsiinta ee...
Faahfaahin Dheeraad ah oo ka soo baxeysa Qarixii kadhacay Xamarweyne
Faafaahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax maanta qof is qarxiyay uu ka geystay xarunta dowladda hoose ee...
Wiil dhalinyaro ah oo Muqdisho ka hirgeliyay warshad sameysa Burjikooyinka cuntada lagu karsado
Muqdisho – Wiil dhallinyaro ah oo lagu magacaabo Eng: Maxamed Axmed Cusmaan ayaa magaalada Muqdisho ka hirgeliyay warshad...
200 qof oo macluul ugu dhimatay Ethiopia
Addis Ababa — Ilaa 225 qof – oo ay ku jiraan carruur – ayaa macaluul ugu dhintay gobolka...
Canada oo yareyneysa ardayda ajnabiga ah ee yimaada dalka
OTTAWA — Dowladda Canada ayaa wadda qorshe ay ku xakameyneyso ardayda waxbarashada u doonta dalkeeda. Ku dhawaad hal milyan...
Maxkamadda Istanbul oo xukun ku riday wiilka madaxweyne Xasan Sheekh
ISTANBUL — Maxkamad Turkish ah ayaa maanta ku ganaaxday wiilka madaxweynaha Soomaaliya lacag dhan $900, sababo la xiriira...
Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Muqdisho
MUQDISHO — Qarax khasaare gaystay ayaa barqanimadii maanta waxa uu ka dhacay xarun mashquul badneyd oo ku taalla degmada...
Soomaaliya oo taageero ka raadineysa shirka ururka NAM
KAMPALA — Magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda waxaa toddobaadkan ka furmaya shir madaxeedka Ururka aan dhanna raacsaneyn, iyadoo...
Askar Mareykan ah oo lagu la’yahay Gacanka Gacmeed oo la baadi goobayo
WASHINGTON — Maraakiibta iyo diyaaradaha Mareykanka ayaa dadaallo ka wada xeebaha gacanka Cadmeed si loo soo helo labo askari...