Diyaaradii 2aad ee u socotay Hargeysa oo ay Celisay Dowladda Soomaaliya
MUQDISHO — Hay’adda Duulista Hawada Soomaaliya ayaa maanta sheegtay inay hawada Soomaaliya ka celisay diyaarad ka diwaangashan dalka Thailand....
Diyaarad ku burburtay garoonka Ceel-Barde
CEEL-BARDE — Hal qof ayaa ku dhintay mid kalena wuu ku dhaawacmay diyaarad mucaawino siday oo ku burburtay garoonka...
Madaxweynaha JFS oo gaaray dalka Uganda
KAMPALA – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa caawa gaaray magaalada...
11-Eedeysane oo loo qabtay weerarkii lagu qaaday xulka Koofur Galbeed
Muqdisho – Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in 1-eedeysane loo qabtay weerarkii 12-dii bishan lagu qaaday xulka Koofur...
Xildhibaano ka walaacsan xaalada Cabdirashiid Janan
Muqdisho – Wasiirkii hore ee amniga Jubbaland, Cabdirashiid Janan oo nolol iyo geeri lagu waayay xilli uu ku...
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay hawada ka celisay diyaarad ku socotay Hargeysa
MUQDISHO — Duulista Rayidka Soomaaliya ayaa sheegtay inay maanta hawada Soomaaliya ka celisay diyaarad ay leedahay shirkadda Ethiopian Airlines,...
Fatahaada Wabiga Shabeele oo adkeysay nolosha shacabka ku nool deegaanka
Wabiga Shabeelle ayaa fatahaado hor leh ka geystay gobolka Shabeellaha hoose, waxyar uun kadib markii gobolka uu kasoo...
Xukuumadda Washington oo aan ku qanacsaneyn heshiiska badda ee Somaliland iyo Itoobiya
Washington – Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay ururada iyo wadamada ay bah wadaagta yihiin kala shaqeyneyso sidii...
Soomaaliya oo Yugaandha kaga qayb galaysa shir looga hadlayo damaca gurracan ee Itoobiya
Kampala – Wafdi Ballaaran oo uu hoggaaminayo sii hayaha xilka wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya ahna wasiiru dowlaha wasaaradda...
Miisaaniyadda dowladda oo markii ugu horreysay gaartay $1 bilyan
MUQDISHO — Wasaaradda maaliyadda Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay sanad miisaaniyadeedka cusub ee dalka, kaas oo markii ugu horreysay...