Golaha Wakiillada Puntland oo ansixiyay Wasiiro uu Magacaabay Madaxweyne Deni
Talaado: June 28, 2022 Guddoomiye ku-xigeenka 1aad, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan ayaa maanta shir Guddoomiyey fadhiga 10-aad, Kalfadhiga 50-aad...
Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo si rasmi ah xilka ula wareegay
Talaado: June 28, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta si rasmi ah xilka...
Nin soo saaray naqshada Hudheel hawada sare laga sameyn karo kaasi oo ku shaqeynaya tamarta nukliyeerka
Talaado: June 28, 2022 Hudheel weyn oo ku shaqeeya tamarta nukliyeerka ‘flying hotel’, oo ay dhammaan u dhameystiranyihiin...
Dacwad oogaha guud ee Kenya oo sheegay in uu talaabo qaadi doono kadib markii u arkay baaritaan ay BBC-da sameysay.
Talaado: June 28, 2022 Dacwad oogaha guud ee Kenya ayaa sheegay in uu “ka xishooday” baaritanka ay BBC...
Waardiyihii hore ee kaamka dowaladii Nazi-ga oo magaciisa lagu sheegay Josef S oo lagu xukumay shan sano.
Talaado: June 28, 2022 Waardiyihii hore ee kaamka dowaladii Nazi-ga oo magaciisa lagu sheegay Josef S ayaa lagu...
Qaar kamid ah xujeyda Itoobiya oo cabaneysa
. Talaado: June 28, 2022 Cabasho ayaa ka imaanaysa dad doonayey inay gutaan waajibaadka xajka ee sanandkan, kuwaasoo...
Weeraryahankii hore ee Liverpool Divock Origi oo ku sugan Talyaaniga si uu tijaabada caafimaadka u maro ka hor inta uusan ku biirin AC Milan.
Talaado: June 28, 2022 Weeraryahankii hore ee Liverpool Divock Origi ayaa ku sugan dalka Talyaaniga si uu tijaabada...
NATO “ Adduunku wuxuu noqon doonaa meel aan ammaan ahayn, haddii Ruushku uu ku guulaysto Dagaalka Ukraine
Talaado: June 28, 2022 Madaxa NATO ayaa ka digay in dunidu ay sii xumaan doonto haddii Ruushku uu...
Israa’iil oo hoos u dhigtay digniinta safarka ee Istanbul, ka dib markii ay dawladdu sheegtay in ay fashilisay dilal qorshaysan oo Iran
Talaado: June 28, 2022 Israa’iil ayaa hoos u dhigtay digniinta safarka ee Istanbul, ka dib markii ay dawladdu...
Ciidamada Suudaan oo weerar ku qaaday cutubyo ka tirsan ciidamada Itoobiya ee ku sugan gobolka lagu muransan yahay ee Al Fashaga
Talaado: June 28, 2022 Ciidamada Suudaan ayaa weerar ku qaaday cutubyo ka tirsan ciidamada Itoobiya ee ku sugan...