Qaar kamid ah xujeyda Itoobiya oo cabaneysa

.

Talaado: June 28, 2022

Cabasho ayaa ka imaanaysa dad doonayey inay gutaan waajibaadka xajka ee sanandkan, kuwaasoo doonayey inay ka ambabaxaan Itoobiya si ay u soo xajiyaan.

Dadka cabanaya waxay sheegayaan in majliska heer federaal ee Itoobiya u qaabilsan arrimaha xajka ay ka dambeeyaan caqabadda haysata.

Office Nairobi Kenya