Safiirka Imaaraadka oo Muqdisho ku feeray mas’uul sare iyo Madax Soomalyeed oo Xaal ka qaatay!
Muqdisho, 29 September 2015: –Dhacdo fool xumo badan, islamarkaana sharaf dhac ku ah madaxbanaanida Soomaaliya, ayaa 27-kii bishan September...
Taliyaha Ciidamada Midowga Yurub Ee Somaaliya Iyo Wafdi Uu Hogaaminayay Oo Gaaray Baladweyne
Muqdisho, 29 September 2015: Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa maanta gaaray taliyaha guud ee ciidamada Midowga...
Wasaaradda amniga gudaha oo diyaarisay qorshayaal lagu adkeynayo amniga
Muqdisho, 29 September 2015: Wasaaradda amniga gudaha ayaa sheegtay iney dar dar gelineyso howlgallada lagu adkeynayo amniga, looga hortagayo...
KHUDBADDA MADAXWEYNAHA
‘’Muhimadda in Nabadda la Maalgashado: Qorsheyaasha Muhiimka u ah 2016-ka iyo waqtiga ka sii dambeeya” Shirka Heerka Sare...
Shir looga hadlayay arrimaha Soomaaliya oo lagu soo geba gebeeyay New York
UN Secretary General, Ban Ki-moon (L) and Somalia’s President Hassan Sheikh Mahamud give a joint press conference...
Shir weynaha golaha Qaramada Midoobay oo maanta furmaya
Muqdisho, 28 September 2015: Maanta oo Isniin ah waxaa magaalada New York ee dalka Maraykanka ka furmaya shirweynaha golaha...
R/wasaaraha Britain oo xaqiijiyay in uu ciidamo u dirayo Soomaaliya iyo South Sudan
Muqdisho, 28 September 2015: R/wasaaraha Britain David Cameron ayaa xalay ku dhawaaqay inuu boqolaal askari uu u dirayo waddamada...
Madaxweyne Xasan Sh. iyo Ban ki Moon oo shir guddoominaya kulan looga hadlayo xaaladda Soomaaliya
Muqdisho, 28 September 2015: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Ban Ki-moon ayaa maanta...
Ciidamada Israa’il oo gudaha u galay masjidka Aqsa
Muqdisho, 28 September 2015: Saakay, waaberigi hore, ayeey ciidamada Israa’iil markale gudaha u galeen Masjidka Barakeysan ee Al Aqsa....
Gudoomiye Ku-Xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka oo Nairobi Tababar ugu soo xiray Gudiga Maaliyada
Muqdisho, 28 September 2015: Gudoomiya ku xigeenka Koowaad ee golaha baarlamanka Soomaaliya mudane Jeylaani Nuur Iikar ayaa maanta magaalada...