Shirkii joogtada ahaa ee golaha wasiirada
Muqdisho, October 1, 2015 | Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa,...
U GARGAAR: Dad uu ku habsaday xannuun aan noociisa la garanayn oo laxaad-tiray… Daawo
GABILEY | October 1, 2015 | “Afar qof oo isku Qoys ah oo dhamaantood uu Laxaadka ka fadhiisiiyey...
Dowladaha Soomaaliya iyo Mareykanka oo Maanta Nairobi Ku Kala Saxiixday Heshiis is-afgarad ah
Muqdisho, 30 September, 2015: Dowladaha Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa maanta xarunta safaarada Soomaaliya ee magaalada Nairobi ku kala saxiixday...
Manitoba to give emergency funds for refugee assistance program
| Sahra Ali Ahmed, her six-year-old son, Amin, and three other refugee claimants had walked for seven hours...
Maamulka K/ Galbeed oo tababar u furay ciidan ka qeyb qaata sugidda amniga
Muqdisho, 30 September, 2015: Maamulka Koofurgalbeed ee dalka ayaa sheegay in degmooyin ka tirsan Gobolada Baay iyo Bakool tababaro...
Dowladda Qatar oo sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Soomaaliya
Muqdisho, 30 September, 2015: Kaaliyaha arrimaha dibadda ee Dalka Qatar Maxamed bin Abdullah Al Rumaihi ayaa sheegay in dowladda...
Madaxweynaha oo soo dhoweeyay baaqa Djibouti
New York, 30 September, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay talo...
Madaxweynaha: ‘’Soomaaliya waxay saddexdii sanno ee la soo dhaafey guulo waaweyn ka soo hoysey dagaalka ka dhanka ah argagixisada’’
New York, 29 September: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley Shir...
Madaxweynaha: “Waxan beesha caalamka uga mahad celinayaa sida ay uga go’an tahay inay taageero wax ku ool ah u fidiyaan Soomaaliya”
New York, 28 September, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ammaaney dalalka beesha...
Wasiirka Maaliyadda oo Nairobi kula kulmay Bankiga horumarinta Africa
Muqdisho, 29 September 2015: Wasiirka maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Farkeeti ayaa saaka dib ugu soo laabta...