Madaxweynaha: “Dowladda waxay dhiirigelineysaa nidaamka ganacsiga xorta ah…”
Muqdisho, 7 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah magaalada...
Madaxweynaha iyo wakiilka Mareykanka ee arrimaha Soomaaliya oo ka wadahadley xoojinta xiriirka labada dal
Muqdisho, 7 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula...
Xarunta Xasaradaha! ( Gaalkacyo)
Muqdisho | QOL | December 7, 2015 – Diinteenna siday noo sheegtay, naftii ugu horeeysay ee si xaq darro ah loo dilo waxa ay aheyd naftii Haabiil, waxaa dilay walaalkii Qaabiil, kaddib markii ay is qoonsadeen, ilaa qiyaami saaca, nafkasta oo gardarro wax ku disho, danbigeeda wax buu ku leeyahay Qaabiil....
Baarlamaanka oo ka doodaya maanta sharciga Xudduudaha iyo kan iibka Hantida Qaranka
Muqdisho, 7 December 2015: Golaha Baarlamaanka ayaa maanta kulan ku leh magaallada Muqdisho, ayaga oo ka doodaya laba hindise-Sharciyeed....
“Danjire Afeey qeyb ayuu ka yahay Colaadda DALKA”
Muqdisho, 7 December 2015: Maxa’ed Cabdi Afeey oo ah Danjiraha IGAD u fadhiya Somalia ayaa lagu eedeeyay inuu qeyb...
Madaxweynaha Puntland oo shacabka Gaalkacyo ugu baaqay in guryahooda ku soo laabtaan
Muqdisho, 7 December 2015:Hogaamiyaha Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali ayaa dadkii ka barakacay magaalada Gaalkacyo ugu baaqay inay ku...
Ra’iisul Wasaaraha, Madaxda Puntland, Jubbaland iyo Galmudug oo ku soo wajahan Muqdisho
Muqdisho, 7 December 2015: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid, oo ay wehliyaan Madaxda Maamulada Puntland, Jubbaland iyo Galmudug ayaa...
VIDEO: Abwaan Cabdi dhuux Yuusuf iyo maansadii doqon qaybteedii 2aad
https://youtu.be/6g6HpsIbxr4
Video: Dhaawaca dagaalkii Gaalkacyo oo lagu daaweeynayo Cusbitaal Digfeer
https://youtu.be/rgzGcpzF2hA
Video: Waraysi raisulwasaare ku xigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte
https://www.youtube.com/watch?v=PgK73N92b7c