Madaxweynaha oo furay shir ku saabsan xoojinta waxqabadka hay’adaha iyo hufnaanta maaliyadeed ee Soomaaliya
Muqdisho, 09 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay...
Police implicated in Eastleigh shopping malls robberies
The Star | BY DOMINIC WABALA | December 8, 2015 | Elite anti-violent crime fighting units have raised...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo afar gaadiidka martida ka heshay Dowladda Korea.
Mogadishu, December 08, 2015 – Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay uga...
Dowladda Soomaaliya oo WFP u cusbooneysiisay heshiis ay uga howlgaleyso dalka.
Mogadishu, December 09, 2015 – Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si...
RW Cumar C/rashiid: Waa la Musuq-maasuqay lacagtii loogu talo galay Barnaamijka New Deal
Muqdisho, 9 December 2015: Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdi Rashiid, ayaa Daboolka ka qaaday in Xukuumadiisa aysan...
Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta oo heshiis la gashay Bangiga Hormarinta Afrika
Muqdisho, 9 December 2015: Wasiir kuxigeenka wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta mudane Jamaal Xasan Ismaaciil oo ay wehelinayaan Agaasimaha Guud...
Xildhibaandda Baarlamaanka oo maanta ka hadlaaya Miisaaniyada 2016
Muqdisho, 9 December 2015: Kalfadhiga kulanka Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta waxaa la horkeeni doonaa Ajendaha Miisaaniyadda 2016 oo ay...
Shirka Idaacadaha jaamacadda Carabta oo maanta ka furmaya dalka Tunisia
Muqdisho, 9 December 2015: Agaasimaha Radio Muqdisho, Mudane C/raxiin Ciise Caddo oo hogaaminaayo wafdiga ka socda Idaacadda Dowladda ee...
VIDEO: Shirka dejinta halbeega mustaqbalka Soomaaliya
https://youtu.be/hLJ44tTKQx4
Madaxweynaha oo soo xiray shirka madasha ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Hay’adaha Iskaashiga la leh
Muqdisho, 8 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo gabagabeeyay...