Xisbiga Kulan oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Cabdi Xaaji Goobdoon rug cadaagii
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Muqdisho, 26-Janaayo-2015 – Xisbiga Kulan oo ka tiiraanyeeysan geerida naxdinta leh ee...
Qaramada Midoobay iyo Midowga Africa oo loogu baaqay in ay si gaar ah ula socdaan arrinta Jabuti.
Muqdisho, 26 January, 2016: Midowga Africa iyo Qarmada midoobay ayaa loogu baaqay in ay ku cadaadiyaan dowlada Jabuti in...
”Wax Heshiis ah Laguma Gaarin Shirkii Kismaayo Waana Fashilmay”.
Muqdisho, 26 January, 2016: Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo khudbad kajeedinayey shir ka furmay shalay Magaalada...
22-Xisbi siyaasadeed oo dacwad ka gudbiyay Ra’iisul Wasaaraha
Muqdisho, 26 January, 2016: Axsaab gaarayaa 22 xisbi ee ka jira dalka ayaa maalintii shalay u gudbiyay Maxkamadda sare...
Cabdi Xaaji Goobdoon oo Saaka Muqdisho ku geeriyooday
Muqdisho, 26 January, 2016: Waxaa Saaka Muqdisho ku geeriyooday “AU” Cabdi Xaaji Gobdoon oo ahaa ruug-cadaa saxaafadeed isla markaana...
Madaxweynaha oo magacaabey Guddoomiye Ku Xigeenka 1-aad ee maamulka gobolka Banaadir
Muqdisho, January 25, 2016: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saarey xeer uu ku...
Madaxweynaha oo Muqdisho ka furay shir gaar ah oo qeyb ka ah Madasha Wadatashiga Qaranka
Muqdisho, 25 January 2016: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ka furey...
Madaxweyne Xasan oo dalka dib ugu soo laabtey
Muqdisho, 25 January 2016 – Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta...
Maanka Muddulood waa Mudacyo Afkood !
Muqdisho | QOL | January 25, 2016 – Waxaa aay Somalida dhahdaa Ogaa-diid waxaa laga dhaxlaa naceeyb iyo...
Step up fight to secure ‘ungoverned spaces’ in Somalia
In the wake of the deadly terror attack on Kenyan soldiers in Somalia, a mix of anger, unity...