Baarlamaanka oo ka doodaya sharciyo aad logu baahanyahay
Muqdisho, 27 January, 2016: Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yaalanaya xarunta golaha shacabka kana doodaya labo...
Shirki ka Socday Muqdishu oo Guul-darro ku Dhamaaday
Muqdisho, 27 January, 2016: Madaxda Federalka ah ee Soomaaliya iyo maamul Gobileedyada wadanka ayaa ku guuldaraystay inay ka heshiiyaan...
Wiil Soomaali ah oo loo haysto inuu dilay gabar u dhalatay Sweden
Muqdisho, 27 January, 2016: Wiil la sheegay in uu jiro 15 sano oo asalkiisu yahay Soomaali, ayaa loo xirey...
Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ka Qeybgeli Doono Aaska Askartii Kenya.
Muqdisho, 27 January, 2016: Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Nairobi uga qaybgeli doona aas qaran...
Taliyaha Ciidamada xoogga dalka oo la kulmay Taliyaha Ciidamada lugta ee dalka Sweden
Muqdisho, 26 January, 2016: S/Gaas Maxamed Aaden Axmed oo ah Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya, ayaa maanta ku soo...
GEERIDU WAA XAQ, QOF KASTANA WAA SUGAYAA!
INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN, MADHINTE WAA ALLE!!, Marxuum, Cabdi Xaaji Goobdoon, wuxuu ahaa shaqsi aad loo...
Madaxweynaha: “Marxuum Cabdi Xaaji Gobdon waxaa uu ahaa hawlkar waddankiisa wax badan u qabtey, taariikhduna ay xusi doonto’’
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Muqdisho, January 26, 2016 – Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh...
RW Cumar “Cabdi Xaaji Goob-doon wuxuu ahaa tiir ay tabi doonaan guud ahaan dadka Soomaaliyeed”.
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Muqdisho, January 26, 2016 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar...
Guddoomiye Jawaari oo kulammo la qaatay guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Turkey, Iraq Iyo Pakistan
Baqdaad, Iraq | January 26, 2016 –Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo...
Guddoonka Baarlamaanka oo ka tacsiyadeeyey geerrida Marxuum Cabdi Xaaji Goobdoon
INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN Muqdisho | January 26, 2016 –Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa...