Muqdisho oo maqaamkeeda dalbaneeyso
Muqdisho,21 February 2016: Bannaan bax aad u ballaaran oo lagu dalbanayo xuquuqda bulshada degan Gobolka Banaadir iyo in la...
MUQDISHO WEEY DULMANTAHAY IYADUNA ISMA OGA CIDINA UMA OGA!
Maxaa xuubka caarada na badey xaqana noo diidey Ma xooleynu nahay maa dulmiga laga xajiimoodo Xaqiyo baadil kee...
DAAWO: Wasaaradda Maaliyadda iyo la dagaalanka Musuqmaasuqa
https://youtu.be/oXugq6ZkPFs
DAAWO: AMISOM oo u xoog sheegata dadka Muqdisho
https://youtu.be/NvIBNSgVvF4
Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay
Mogadishu, 20 February 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey...
Barakacayaasha Magaalada Galkacyo Oo Ka Cabanaya Xaalado Nolol Xumo.
Muqdisho,20 February 2016: Barakayacayaal kunool kaamka Alla Aamin ee magaalada Galkacyo galbeedkeeda ku taalla ayaa ka cabanaya xaalado nolol...
Dowlada oo amartay in si rasmi ah loo xiro ilaa 35 Website
Muqdisho,20 February 2016: Waa marki ugu horreysay taariikhda warbaahinta casriga ee Soomaaliya ay Dowlada Federaalka Soomaaliya ku guuleysatay in ay...
Canada oo ku dhawaaqday in ay ka qeyb galeeyso Shirka Istanbul ee Soomaaliya
Muqdisho,20 February 2016: Madaxda ka qeybgalyso Madasha Istanbul ee loogaga hadli doono arrimaha Soomaaliya todobaadka soo socda, ayaa waxaa...
Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Nabadsugida oo saaka laga sugaayo Baarlamaanka
Muqdisho,20 February 2016: Mudane C/risaaq Cumar Maxamed oo ah Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya iyo Taliyaha Hey’adda Nabadsugida...
Kulan caawa Golaha Wasiirada ku magacaabi lahaayeen 12 Safiir oo dib u dhac ku yimid
Muqdisho,19 February 2016: Fadhi aan caadi aheyn oo la maleeynayay in ay Golaha Wasiirada caawa yeeshaan, ayaa dib u...