Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Oo Gaarey Turkiga.
Muqdisho,22 February 2016: Mudane Cumar Cabdrashiid Cali, Ra’isal Wasaraaha xukuumadda federalka Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminaayo ayaa gaarey magaalada...
Madaxweyne Xasan Shiikh Oo U Anbabaxay Dalka Turkiga.
Muqdisho,22 February 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u amba baxay...
C/weli Gas oo laga yaabo in uu Shirka Istanbul ka baaqdo
Muqdisho,22 February 2016: Warar an la hubin balse iska soo daba dhacaaya, ayaa sheegaya in Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed...
DAAWO: Suldaanka beesha Murusade oo la caleema saaray
https://youtu.be/GoLlfYnw4t8
DAAWO: Waraysi Axmed Faarax Cali Idaajaa
https://youtu.be/Dc6qn4ZIrt0
Tacsi tiiraanyo leh ‘Marxuum Cabdulahi Cali Jiisow’
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN Dhamaan jaaliyada beesha Karanle ee magaalada Toronto iyo nawaaxigeeda waxay tacsi tiiraanyo...
Puntland oo qaadaneysa go’aan abuuri kara khilaaf weeyn
Muqdisho,21 February 2016: Puntland war ay soo saartay ayay ku cadeeyeen mowqifkeeda quseeya wax ka badalka dastuurka Soomaaliya ee ku...
Ahlu- saunna oo Axmed Cabdisalaam u diiday in tago Guriceel iyo Dhuusa Mareeb
Muqdisho,21 February 2016: Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ee Gobolada Dhexe ayaa maanta u diiday in deegaanadooda uu yimaado wafdi uu...
Jabuuti oo Joojisay Duulimaadyadi Kaga imaanjiray Muqdisho
Muqdisho,21 February 2016: Bayaan kasoo baxay dowladda dalka Jabuuti ayaa lagu sheegay in gabi ahaanba ay joojisay duulimaadyadii kaga...
Sababihii Wafdigii Ra’iisul Wasaaraha loogu xayiray Jomo Kenyatta Airport
Muqdisho,21 February 2016: Warar bdan iyo faah-faahin ayaa ka soo baxaya sababihii wafdigii uu hogaaminayay Ra’iisul Wasaaraha saacado lagu...