Webiga Shabeelle oo ku fatahay tuulooyin hoostaga Jowhar
Muqdisho, May 7, 2016: Webiga Shabeelle ayaa tuulooyin dhanka bari kaga beegan magaalada Jowhar oo qiyaastii u jirta...
Kenya oo go’aan adag ka qaadatay qaxootiga Kakuma iyo Dhadhaab
Muqdisho, May 7, 2016: Dowlada Kenya ayaa sheegtay inaysan wax badan aan qaxooti laga aqbali karin gudaha dalkeeda,...
“Ma rabo inuu dalku galo qalalaaso siyaasadeed iyo mid Dastuuri ah”
Muqdisho, May 7, 2016: Ceydiid C/llaahi Ilka-Xanaf, Guddoomiyihii hore ee Maxkamadda sare, oo xalay shir jaraa’id ku qabtay xarunta...
Sadiq Khan wins London election, becoming first Muslim mayor of major Western city
Muqdisho, May 6, 2016: Labour politician Sadiq Khan is leading the London mayoral elections. If he wins, he will...
Bangiga horumarinta Afrika ayaa mashruucyo shaqa-abuur ah dalka ka billaabi doono
Muqdisho, May 6, 2016: Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda JFS mudane Maxamed Aden Ibraahim Farkeeti ayaa shaaca ka qaaday in dhowaan...
Kaalmada Imaaraadka ee Soomaaliya (Warbixin+Sawirro)
Muqdisho | QOL | May 6, 2016 – Waa warbixin ay Mu’assasadda Horumarinta, Cilmibaarista iyo Warfaafinta ee Soomaaliyada...
Maxamed C/risaaq oo Musharaxnimadiisa uga dhawaaqay Muqdisho
Muqdisho, May 6, 2016: Maxamed Cabdirizaq oo ahaan jiray Agaasimaha Guud ee Hay’adda NDI ayaa maanta uga dhawaaqay magaalada...
Dowlada Uganda oo ku fekereyso inay kala baxdo ciidamadeeda dalka Soomaaliya
Muqdisho, May 6, 2016: Dowladda Uganda ayaa ka fekereysa sii joogista ciidankeeda dalalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Afrikada dhexe iyadoo...
Garsoorayaal soo dhaweeyay go’aankii Madaxweynaha ee xil ka qaadista
Muqdisho, May 6, 2016: Shir ay maanta yeesheen xubno ka tirsan Garsoorka dalka ayaa waxaa ka qeyb galay xeer ilaaliyaha...
Safiirka Soomaaliya ee Koofur Afrika oo ka hadlay wax qabtka Safaaradda.
Muqdisho, May 5, 2016: Danjiraha dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Koonfur Afrika, ambassador Jamaal Maxamed Barow, oo shir saxaafadeed...