Kenya oo Xafiisyo Qunsiliyadeed ka furanayso Kismaayo iyo meela kale.
Muqdisho, May 5, 2016: Dowladda Kenya ayaa sheegtay in bisha July ee Sannadkaan ay Qunsuliyado ka furanayso Magaalooyinka Kismaayo,...
Xil ka qaadista Guddoomiyihii Maxkamadda sare iyo Barlamaanka oo ka Careeysan
Muqdisho, May 5, 2016: Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo khamiis ah yeelanaya kulan deg deg ah oo ku...
Madaxweyne Xasan Sheekh “Hey’addaha Garsoorka iyo Amniga waxaan farayaa inay la shaqeeyaan Guddoomiyaha cusub”
Muqdisho, May 4, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa faray Hey’addaha Garsoorka iyo Amniga inay la shaqeeyaan Guddoomiyaha...
Somalia: “pirates” or struggling fishermen?
voltairenet.org | by Johann Hari – While the media has focused attention on the plight of the hostages,...
Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee Soomaaliya
Muqdisho, May 4, 2016: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Ibraahim...
Ceydiid Ilka-Xanaf oo xillka laga qaaday (Akhriso Digreetada)
Muqdisho, May 4, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa goor dhow xilka ka qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee...
Mudane C/salaan Cumar Hadliye oo ka hadlay gabar isku gubtay Nauru
Muqdisho, May 4, 2016: C/salaan Cumar Hadliye Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, ayaa sheegay inay dowladda Soomaaliya la socoto gabar...
DAAWO: Hooyo Soomaaliyeed oo Taxi wade ka ah Dalka Australia !
https://www.youtube.com/watch?v=lqF2FZ854ys
DAAWO: Ex-Xildhibaan Salaad Cali Jeelle oo waraysi xiiso badan siiyay warbaahinta
https://youtu.be/HOy9UGMIbCY
Baarlamaanka oo maanta guda galay dooda ku saabsan doorashooyinka 2016
Muqdisho, May 3, 2016: Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta billaabay dooda ku aadan hanaanka doorashooyinka dalka...