Daacish oo shalay qabsatay Qandala xalay-na, isaga baxay
Muqdisho, October 27, 2016: Dagaalyahanadii ka tirsanaa Daacish ee shalay qabsaday degmada Qandala ee Gobolka Bari ayaa xalay isaga...
Dabageed “Xil ka qaadista la igu sameeyay waxaa is leeyahay armey deg deg ku jirtay”
Muqdisho, October 27, 2016: Yuusuf Axmed Xagar (Dabageed), ayaa ka hadlay xil ka qaadistii uu shalay ku sameeyay Madaxweynaha...
Galmudug Oo Eedeysay Puntland
Muqdisho, October 26, 2016: Maxamed Xaashi Cabdi Carabay, Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug, oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay...
Dambi Lagu Helay Haween Soomaaliyeed
Muqdisho, October 26, 2016: Maxkamad ku taalla dalka Mareykankaayaa la hor keenay haween Soomaaliyeed oo lagu eedeeyay in ay...
Madaxweynaha Soomaaliya oo si kulul u cambaareeyey qaraxii Beledweyne
Muqdisho, 25 October 206 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxmuud ayaa si kulul u cambaareeyey...
Ciidanka Itoobiya oo ka baxaya degmo ka tirsan gobolka Bakool
Muqdisho, October 25, 2016: Ciidamada dowladda Itoobiya ee ku sugan degmada Tayeeglow ee gobolka Bakool ayaa u sheegay maamulka...
Hirshabeelle oo baaq u diray puntland iyo Galmudug
Muqdisho, October 25, 2016: Cali C/llaahi Guudlaawe, Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Hirshabeelle, ayaa Madaxda Maamulada Puntland iyo Galmudug ugu...
Askar dhaawac ah oo loo qaaday dalka Sucuudiga
Muqdisho, October 25, 2016: Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho waxaa laga sagootiyay16 ka mid ah Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed...
AMISOM oo Cadaado la geeyay
Muqdisho, October 24, 2016: Magaalada Cadaado ayaa maanta laga dareemayaa u diyaar garowga hanaanka doorashooyinka dalka gaar ahaan doorashada...
Norway Oo Soo Celinaysa Dad Soomaaliyeed
Muqdisho, October 24, 2016: Waaxda Socdaalka Norway ayaa sheegtay in ay dib u soo celin doonto Qaar ka mid...