War saxaafadeed : Hannaanka Doorashooyinka 2016
Muqdisho | QOL | October 21, 2016 – Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashada Dadban (GFHDD) waxaa uu soo dhaweynayaa...
Kacaanka 21 Oktoober dhib iyo dheef
Sooyaal walba wuxuu leeyahay raad uu reebo, dhib iyo dheef laga dhaxlo. Haddaba afgambigii 21 Oktoober 1969kii, ayaa...
Asha Abdulle Siyad – Pushing the boundaries for Somali women
October 21, 2016 – Asha Abdulle Siyad could have chosen to remain in relative comfort in Canada where...
XUSUUS: Ololihii Horumarinta Reer Miyiga(OHRM) ee baahinta qorista afka Soomaaliga
Toronto | QOL | 21 October 2016 | Waxyaabaha lagu xusuusto xukuumadii Kacaanka oo ku aadan maanta waxaa...
XUSUUS: Kacaankii 21-ka Oktoobar 1969
Toronto | QOL | 21 October 2016 | 47 Sanno ka hor caawa oo kale 21 Oktober 1969...
Dagaal dib uga Qarxay Gaalkacyo
Muqdisho, October 20, 2016: Wararka an ka helnay Galbeedka Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi hada uu...
Faroole oo ku soo baxay Xubinimada Aqalka Sare ee Puntland
Muqdisho, October 20, 2016: C/raxmaan Maxamed FarooleMadaxweynihii hore ee Puntland, ayaa goor dhow ku guuleystay xubinimada Aqalka sare ee...
DEG DEG: Cumar C/rashiid oo ku guuleystay kursigii u horeeyay Aqalka sare ee Puntland
Muqdisho, October 20, 2016: Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, Ra’iisul Wasaaraha xilka haya, ayaa ku guuleystay kursigii 1aad ee xubinimada...
RW ku xigeenka oo gudoomiyay shirka horumarinta iyo dib u dhiska kaabayaasha dhaqaalaha Soomaaliya
Muqdisho | QOL | October 19, 2016 – Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar...
RW ku xigeenka oo gudoomiyay shirkii joogtada ah ee 3 biloodka ah ee labada mashruuc CIP iyo SIP oo farsamo ahaan ay ka taageeraan dowladda Soomaaliyeed Baanka aduunka iyo UNDP.
Muqdisho, October 19, 2016: Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa maanta gudoomiyay shirka...