Gabar 13 sano jir ah oo Kirishtaan oo Pakistan ah oo la soo badbaadiyay, kaddib markii la afduubtay laguna qasbay inay muslimto ayna guursato nin Muslim ah.
Gabar 13 sano jir ah oo Kirishtaan ah kuna nool dalka Pakistan ayaa la soo badbaadiyay, kaddib markii...
Midowga Afrika oo cambaareeyay dilalkii dhowaan ka dhacay Itoobiya ee u dhaxeeyay Qowmiyado.
Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika, Moussa Faki Mahamat, ayaa cambaareeyay dilalkii dhowaan ka dhacay Itoobiya ee u dhaxeeyay qowmiyado....
Guddoomiye ku-xigeenkii Siinka-dheer ee duleedka Muqdisho. oo Qarax lagu dilay
Faah fahina dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax ka dhacay deegaana Siinka-dheer ee duleedka Magaalada Muqdisho, kaasi oo...
Xarunta Diyaaradaha Somalida ka jarato Tigitka ugu Wayn xaafada islii ee Dhaqane Travel Agency oo Saxmad laga dareemayo Sawiro
Tan iyo markii ay dhacday Dowladii dhexe ee Soomaaliya 1991-dii oo ay Bur burtay Dowladii dhexe ee Somaliya,...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo amray in wax laga qabto biyaha xiray jidadka Muqdisho
Muqdisho | QOL | November 3, 2020 –Ra’iisul Wasaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo xafiiskiisa...
Shir lagu heshiisiinayo beelo dagaalamay oo furmay
Muqdisho | QOL | November 3, 2020 –Odayaasha, Waxgaradka & Maamulka degmada Tuliguuleed ayaa waxaa u furmay kulan...
Muwaadin Soomaaliyeed oo tooreey lagu dilay dalka Koonfur Afrika
Muqdisho | QOL | November 3, 2020 –Waxaa Gudaha dalka Koonfur Afrika dhaawac tooreey oo loo geystay ugu...
Musharixiinta Guddoonka Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo khudbadahooda jeedinaya
Muqdisho | QOL | November 3, 2020 –Xildhibaannada Baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Hir-Shabeelle ayaa waxaa lagu wadaa...
Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay dalka Austria
Muqdisho | QOL | November 3, 2020 –Weerar toogaasho oo saf-mar ah ayaa lagu qaaday meel u dhow...
Maraykanka oo saakay loo dareerayo goobaha cod-bixinta
Shacabka ku nool Mareykanka ayaa maanta u dareeraraya goobaha cod-bixinta, ayaga oo dooranaya madaxweynaha xiga ee dalka ee...