Madaxweynihii HirShabelle, Waare oo xilka iska casilay
Jowhar | QOL | November 3, 2020 – Madaxweynaha HirShabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ku dhowaaqay inuu is-casilay,...
Weerrar Nin Hubeysan uu ku qaaday goob lagu Qaxweeyo waddanka Austria
Booliska waddanka Austria ayaa weli waxa uu baadigoobayaa ugu yaraan hal qof oo eedaysane ah kaddib markii dhowr...
Saamenyta roobabkii xalay ka da’ay magaalada Muqdisho
Muqdisho | QOL | November 2, 2020 – Roobab xalay ka curtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa...
Dad lagu qiyaasay 100 ruux oo lagu laayay waqooyiga gobolka Oromia
Dad tiradooda lagu sheegay wax ka badan 100 ruux ayaa lagu laayay waqooyiga gobolka Oromia, oo ah kan...
Madasha Xisbiyada Qaran oo kasoo horjeesatay qaabka loo soo xulayo xildhibaanada gobollada Waqooyi
Madasha Xisbiyada Qaran ayaa maanta war-saxaafadeed ay soo saartay ku muujisay mowqifkeeda ku aadan doorashada xildhibaanada gobolada Waqooyi...
Roobab ka da’ay Muqdisho oo gooyay qaar ka mid ah waddooyinka waaweyn
Roob mahiigaan ah oo xalay ka da’ay magaalada Muqdisho ayaa biyo dhigay inta badan waddooyinka waaweyn oo aan...
Ruushka oo ballan-qaaday inuu ka caawin doona Armenia dagaalka ay kula jirto Azerbaijan
Ruushka ayaa ballan-qaaday inuu ka caawin doona Armenia dagaalka ay kula jirto Azerbaijan, haddii uu soo gaaro gudaha...
Soomaali ka qeyb qaadaneysa Gurmadka dhibbanayaasha dhulgariirka kula dhacay Turkiga
Qaar ka mid ah Soomaalida ku nool dalka Turkiga ayaa ka qeyb qaadanaya baadigoobka loogu jiro dadka ku...
Qaar ka mid ah hoggaamiyeyaasha mucaaradka Tanzania oo la xiray
Booliiska dalka Tanzania ayaa xiray dhowr axsaabta mucaaradka ka tirsan, oo uu ku jiro hoggaamiyaha xisbiga Chadema party,...
Bannaabaxyo ka dhan ah Faransiiska oo ka socda dalka ay ku nool yihiin Muslimiinta ugu badan dunida
Kumannaan Muslimiin careysan ah ayaa ku hor bannaan baxaya safaaradda Faransiiska ee Indonesia, iyaga oo sita boorar ay...