Ammaanka Madaxweyne Joe Biden ‘oo la adkeynayo’ iyadoo la filayo inuu khudbad jeediyo
Waaxda ammaanka Mareykanka ayaa adkeyneysa ammaanka Joe Biden laga bilaabo maanta, iyadoo loo maleynayo inuu goor dhow ku...
Jeneral Mascuud oo Wacad ku maray in shabaab uu ka saarayo Galgaduud iyo Mudug.
. Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa Saaka Howlgal Qorshaysan ka bilaabay Duleedka Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dhusamareb ee Caasimadda Dowlad...
Afarta Dumar ee sida weyn uga soo horjeeday Madaxweyne Trump oo guuleystey
Afarta haween ee ka tirsan xisbiga Dimuqraadiga dalka Maraykanka oo loo yaqaan Kooxda ayaa ku wada guuleystey kuraastooda...
Qareenka Trump oo sheegay in lagu codeeyay magacyada dad dhintay
Qareenka Madaxweyne Donald Trump, Rudy Giuliani oo ka hadlayay magaalada Philadelphia ayaa sheegay in ay saluugsan yihiin habka...
Xafiiska ololaha doorashada Trump oo labo dacwadood ka gudbiyay natiijada gobollada Michigan iyo Pennsylvania
Xafiiska ololaha doorashada ee Madaxweyne Donald Trump ayaa labo dacwadood ka gudbiyay natiijada gobollada Michigan iyo Pennsylvania oo...
Sidee ayay warbaahinta dunida u tebineysaa doorashada Mareykanka
? Suurtogalnimada ah rabshado ka dhaca Mareykanka, sababo la xiriira doorashada aan weli kala caddeyn, ayaa saldhig u...
Egypt Ethiopia iyo Sudan oo ka heshiin waayay khilaafka wabiga Nile
Dowladaha Egypt, Ethiopia iyo Sudan ayaa ku guuldarraystay inay heshiis ku garaan wadahadalladoodii cusbaa ee ay diiradda ku...
Hay’adda Human Rights Watch oo ka hadashay xaaladda ka taagan gobolka Tigreega
“Iyada oo laga jawaabaya dhacdooyinka ka socda gobolka Tigreega ee Itoobiya, oo ay ka mid yihiin carqaladeynta dowladda...
Joe Biden: “Waxaan rumeysanahay in aan guuleysan doono”
Musharraxa xisbiga dimuqraadiga Joe Biden ayaa muujiyay kalsooni isla markaana ka hadlay muhiimadda ay leedahay mideynta dalka. “Halkan...
Shirkada Twitter oo ka digtay Ra’iisul Wasaaraha Slovenia oo u “ Hambalyeeyay” Trump, ayada oo aysan meel u dhicin USA
Twitter-ka waxa astnaan digniin ah saartay farriin uu soo dhigay ra’iisul wasaaraha Slovenia, Janez Jansa, kaas oo u...