Musharax Biden oo ku horreeya Georgia, wax ka ogow Gobolkaas waxa uu muhiimka u yahay
Joe Biden ayaa qarka u saaran in gobolka Georgia uu kaga guuleysto Donald Trump, iyadoo ay keliya harsan...
Uganda oo Soomaaliya ka saartay 2,100 askari.
Muqdisho | QOL | November 06, 2020 –Dalka Uganda waxaa tagay Kooxda 27-aad qaybta 6-aad ee ciidamada difaaca...
War Deg Deg: Ciidanka Dowladda iyo dagaalyahanada Al-Shabaab oo goor dhawayd dagaal uga bilaawday gobolka Galgaduud
Wararka ka imanaya Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya Ciidanka Dowladda iyo dagaalyahanada Al-Shabaab ay ku dagaalamay deegaano hoos taga...
Natiijada Doorashada Mareykanka oo lagu wado in goor dhaw la shaaciyo
. Doorashada Madaxtinnimada Mareykanka waxay ahayd Talaadadii, balse weli waxaa laga dhursugayaa musharraxa ka soo gudba khadka codadka...
Galmudug oo ku dhawaaqday Dagaal ka dhan ah Al-Shabaab Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Galmudug mudane Ali...
Hay’adda INTERSOS oo ku dhawaaqday in ay joojineeyso howlahii caafimaad ay ka waday Somaliya..
Hay’adda INTERSOS oo ah hay’ad ka shaqeysa arrimaha samafalka, ayaa maanta ku dhawaaqday inay xireyso howlgalkeedii Soomaaliya,...
Wadanka Itoobiya oo laga cabsi qabo in uu ka qarxo dagaal sokeeye
Xiisada u dhaxeysa Xukuumadda Dhexe ee Itoobiya iyo ismaamulka Tigray-ga ayaa u muuqata mid cirka isku shareertay, iyadoo...
Doorashada Mareykanka: Sidee musharraxa laga adkaado uu u qiranayaa guul-darrada?
Sanatar Jones ayaa hadda igu wargeliyay in natiijada ay muujineyso in adiga lagu doortay, waxaana si degdeg ah...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo xalay qabtay shir jaraa’id oo ka yaabiyey dadka Mareykanka
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa xalay qabtay shir jaraa’id oo ka yaabiyey dadka Mareykanka, isaga oo billaabay weerar...
Madaxweyne Trump oo laga diiday in la joojiyo tirinta codadka Pennsylvania
Madaxweyne Donald Trump ayaa dacwad u gudbiyay maxkamadda isaga oo codsanaya in la joojiyo tirinta codadka gobollada lagu...