Hogaamiyaha Gobolka TigrayDebretsion Gebremichael oo xaqiijiyay in ciidamadoda ay duqeeyeen garoonka diyaaradaha Asmara ee Eriteriya
. Hogaamiyaha Gobolka Tigray ee Ethiopia (Debretsion Gebremichael) ayaa xaqiijiyay in ciidamada Tigreega ay duqeeyeen garoonka diyaaradaha ee...
Wakiilada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan oo ku baaqay Dagaal ka dhan ah Alshabaab.
. Wakiilada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa ku baaqay in lasii wado howlgalka ka dhan ah...
Ciidamada Nigeria oo beeniyay in ay dileen dibad baxyaal aan hubaysneen bishii October.
Ciidamada dalka Nigeria ayaa beeniyay wararka sheegaya in ay dileen dibad baxyaal aan hubaysneen bishii October. Taliyaha ciidamada...
Dhimasho iyo dhaawacyo ka dhashay shil gaari oo ka dhacay G/Nugaal
Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay shil gaari oo ka dhacay deegaan lagu magacaabo...
Alshabaab oo sheegatay in ay la wareegeen deegaanka Ceel-Dheere ee Duleedka dhusamareeb 12 sano kadib..
Qoraal ay soo dhigeen Al-shabaab bartooda ayay ku sheegeen Dagaalyahanada kooxdooda ay xalay la wareegeen deegaanka Ceel-Dheere oo...
Shacabka Muqdisho oo istuicamaala 70- Boqolkiiba mootada bajaajta halka Basaskii iyo caasiyaashii la hilmaamay
Magaalada Muqdisho oo ay ku nooshahay bulsho badan ayaa waxaa hoos usii dhacaya dadka raaca gaadiidka dadweynaha ee...
Shacabka Tigraay oo ka cabanaya Dagaal iyo Duqaymo joogto ah, Halka Maleeshiyaadka Tigraay ay hubka wali dhiibin..
Ku dhawaad laba toddobaad deegaannada ku teedsan xadka ay wadaagaan deegaannada Amxaarada iyo Tigraay waxaa ka socda dagaal...
Abiy Ahmed oo ku dhawaaqay in dhiirigalin loo sameyn doono Ciidanka dagaalka kula jira Tigreeda
Muqdisho | QOL | November14, 2020 –Ra’iisul Wasaaraha Itooboya Abiye Axmed ayaa sheegay in Taaladada soo socota la...
Farmaajo oo Gudoomiye ku xigeeno cusub u Magacaabay gobolka Banaadir
FMuqdisho | QOL | November14, 2020 –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Mudane...
Xildhibaanada Golaha Shacabka oo ansixiyay Hindise-Sharciyeedyo cusub
FMuqdisho | QOL | November14, 2020 –Mudanayaasha Golaha Shacabka BJFS Ayaa Meel Mariyey Hindise-Sharciyeedka Adeegyada Baaritaanka Beeraha Soomaaliyeed...