Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Magacaabay Guddi Cusub
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa magacaabay Guddi KMG ah oo soo diyaarin...
Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Joe Biden ayaa ku guuleystay mar kale gobolka Georgia
Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Joe Biden ayaa ku guuleystay gobolka Georgia, Sida BBC-du sadaalinayso, waa musharraxii ugu...
Dagaalka ka socda gobolka ku yaalla Waqooyiga Itoobiya ee Tigray xaalad adag..
Dagaalka ka socda gobolka ku yaalla waqooyiga Itoobiya ee Tigray, saameyn xun kuma yeelan doono mustaqbalka Itoobiya oo...
Yurub oo maalmo adag u tahay Saameynyta xanuunka Covid19 sare kac laga dareemayo Xanuunka..
Saameynyta xanuunka Covid19 ayaa faraha kasii baxaysa kaddib markii la sheegay tirada dadkii ugu badnaa ee maalin keliya...
Dheymankii ugu weynaa abid oo lagu xaraashay 26.6 malyan oo doolar
Dheyman naadir ah oo laga keenay Ruushka ayaa lagu xaraashay suuq ku yaalla dalka Switzerland, waxaana lagu iibiyay...
Dowlada Itoobiya oo ugu baaqday ciidamada TPLF inay isa soo dhiibaan
Dowladda Itoobiya ayaa ugu baaqday ciidamada Tigray inay isa soo dhiibaan xilli ciidamada federaalka ay wadaan howlgal ay...
Madaxweynihii hore ee Ghana oo goor dhawayd geeriyooday
Madaxweynihii hore ee dalka Ghana Jerry John Rawlings ayaa dhintay isagoo 73 sano jir ah. Wararka ka imaanaya...
Abiy Ahmed oo goor dhawayd sheegay in ciidamada dowladda ay qabsadeen galbeedka gobolka Tigray
Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa maanta sheegay in ciidamada dowladda ay qabsadeen galbeedka gobolka Tigray ayaga oo...
Boqor Salman oo caalamka u diray baaq la xiriira Iran
Boqorka Sacuudiga Salman bin Abdulaziz ayaa maanta ku booriyey hoggaamiyayaasha caalamka inay mowqif adag ka qaataan sidii ay...
Booliska Senegal oo xabsiga u taxaabay aabe dhalay wiil 15-jir ah oo ku dhintay badda bishii Oktoobar xilli uu u tahriibayay dhinaca Yurub.
Booliska Senegal ayaa xabsiga u taxaabay aabe dhalay wiil 15-jir ah oo ku dhintay badda bishii Oktoobar xilli...