Wararkii ugu dambeeyay Shirka musharixiinta oo la soo geba-gabeynayo
Muqdisho | QOL | November 23, 2020 –Waxaa maalintii Saddexaad galay Shirka u dhaxeeya 14 musharax oo u...
Milatariga Ethiopia oo wada Gulufkii ugu danbeeyay oo ay ku qabsadaan magaalada Mekelle ee xarunta gobolka Tigray
Milatariga Ethiopia ayaa qorsheynaya in ay taangiyo u adeegsadaan in ay ku qabsadaan magaalada Mekelle ee xarunta gobolka...
Ra’isal wasaaraha Itoobiya oo Maleeshiyadka TPLF u qabtay mar kale 72 saacadood isku dhiibaan
.. Ra’isal wasaaraha Itoobiya ayaa xoogagga TPLF u qabtay 72 saacadood iney dowladda isugu soo dhiibaan, xilli ay...
Ha’yaddda xuquuqul insaanka ee Human Rights Watch oo ugu baaqday dowladda Itoobiya inay difaacdo dad rayidka ah
Ha’yaddda xuquuqul insaanka ee Human Rights Watch ayaa ugu baaqday dowladda Itoobiya inay difaacdo dad rayidka ah ee...
Duufaanno dabaylo iyo roobab wata oo ku dhuftay meelo ka mida xeebaha maamulka Puntland
Duufaanno dabaylo iyo roobab wata ayaa ku dhuftay meelo ka mida xeebaha maamulka Puntland. Waxaana la sheegayaa in...
Cusman Abukar “Waxaan halkan ku aragnay dad sidii argagixisadii Soomaaliya joogtay u dhaqmaya….” [WARAYSI]
Magaalada Zwolle, waxay ka mid tahay Magaalooyinka dalka Nederlands ee ay Soomaalidu deggan tahay, waxaana muddo dhowr iyo...
Qalbi Dhagax “Dambi kasta ee dhacay mas’uuliyadda koowaad waxaa iska leh Farmaajo”
Muqdisho | QOL | November 22, 2020 –C/kariin Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax) ayaa boggaadiyay tallaabada uu qaaday Ra’iisul...
RW Rooble oo kulan la qaatay Madaxweynaha Koonfur Galbeed
Muqdisho | QOL | November 22, 2020 –Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo Maanta gaaray Magaalada Baydhabo...
Xasan Sheekh oo sheegay inay cadeymo u hayaan Xubno ka tirsan NISA oo ku jira Guddiyada doorashooyinka
Muqdisho | QOL | November 22, 2020 –Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dastuurka...
Erdogan iyo Boqor Salman oo is-faham gaaray
Muqdisho | QOL | November 22, 2020 –Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa kala hadlay boqor Salmaan-ka Sacuudiga...