Waa maxay sababta xilka looga qaaday wasiir Cawad?
Muqdisho | QOL | November 20, 2020 – Wasiirkii Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa xilka...
Booliska New Zealand oo u ogolaaday haweenka muslimka ah ee ka tirsan booliska inay qaadan karaan xijaabka
Booliska New Zealand ayaa u ogolaaday haweenka muslimka ah ee ka tirsan booliska inay qaadan karaan xijaabka marka...
Ha’yadda Qaramada qaxootiga ee UNHCR oo ugu baaqday dhinacyada ku dagaallamaya gobolka Tigray inay gaaraan heshiis
Ha’yadda Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee UNHCR ayaa ugu baaqday dhinacyada ku dagaallamaya gobolka Tigray inay...
Uganda oo ciidamo badan dhigtay waddooyinka waaweyn ee Kampala.
Ciidamada Uganda ayaa la geeyay waddooyinka magaalada caasimadda ah ee Kampala iyo magaalooyin waaweyn si ay uga hortaggaan...
Kheyre: Si aan uga foggaano qalalaase dalkan ka dhaca..waa in dalka ay ka qabsoonto doorasho la isla ogolyahay
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in shacabka ay walaac ka muujinayaan xaaladda siyaasadeed...
DEG DEG:Musharax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre oo goordhaw Muqdisho kasoo degay
Waxaa goordhaw garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kasoo degay Ra’isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali...
Gantaallo lagu garaacay caasimadda gobolka Amxaarada
Wararka ka imaanayo dalka Itoobiya waxay sheegayaan in xaley gantaallo lagu garaacay caasimadda gobolka Amxaarada ee Bahirdar xilli...
Madaxa WHO oo beeniyay in uu taageerayo madaxda TPLF
Madaxa Ha’yadda Caafimaadka Adduunka Dr Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa beeniyay eedeymo uu u jeediyay taliyaha guud ee ciidamada...
Senatoro ka hortagaya hub maamulka Trump ka iibinayo Imaaraadka
Saddex Senator oo Mareykan ah ayaa sheegay inay soo saari doonaan sharci isku dayaya inuu ka hortago dadaal...
Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka oo booqday dhulka ay Israel heysat ee Daanta Galbeed.
Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka, Mike Pompeo ayaa Khamiista maanta ah noqday diblamaasigi ugu horreeyay ee Mareykan ah oo...