Senate-ka mareykanka oo cod aqlibiyad ah ku ansixiyay Danjiraha Mareykanka ee Qaramada Midoobay inay noqoto Linda Thomas-Greenfield
February 25, /2/ 2021 Aqalka Senate-ka mareykanka ayaa cod aqlibiyad ah ku ansixiyay Danjiraha Mareykanka ee Qaramada Midoobay...
Boqolaal naxash ah oo ku daadatay xeebaha badda Talyaaniga kadib markii dhul go’ uu kala dhantaalay qubuuro 100 sano jiray
. February 24, /2/ 2021 Boqolaal naxash ah ayaa ku daadatay xeebaha badda ku taalla waqooy galbeed Talyaaniga...
Maamulka Isbitaalka Madiina oo Xaqiijiyay in Ugaaska Xawaadle Ugaas Xasan uusan u geeriyoonin COVID-19..
February 24, /2/ 2021 Qoraallo ay soo saareen isbitaalka Madiina iyo Taliska booliska Soomaaliya ayaa lagu shaaciyey sababta...
Kulankii u socday Ra’iisul wasaare Rooble iyo Wakiillada beesha caalamka oo soo dhamaaday.
February 24, /2/ 2021 Ra’iisul wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay...
Maxkamad ku taalla Jarmalka oo sarkaal horay uga tirsanaa sirdoonka Suuriya ku xukumay afar sano oo xarig ah.
.. February 24, /2/ 2021 Maxkamad ku taalla Jarmalka ayaa sarkaal horay uga tirsanaa sirdoonka Suuriya ku xukumay...
Madaxweyne Joe Biden oo ka codsaday boqortooyadda Sacuudiga inay kenan xogta dilka weriyihii Jamaal Kashoqji..
February 24, /2/ 2021 Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa weydiistay madaxda boqortooyadda Sacuudiga inay soo saaraan xogta ku...
Dil ka dhacay deegaanka Dacdheere oo ku yaala deegaan xuduudka Gobolka Galgaduud iyo Itobiya..
. February 24, /2/ 2021 Wararka aan ka heleyno deegaan ku yaalla xuduudka Gobolka Galgaduud uu la wadaago...
Kulan ay garwadeen ka ahayeen (Qooqoor) iyo Cabdi Qeybdiid oo fashilmay, laguna baajin lahaa banaanbaxa. Villa Somaliya oo is hor taagtay
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya kulan la sheegay in uu fashil ku dhamaaday, kaasi oo ku...
Wasiiradda Caafimaadka Uganda oo beeniyay in madaxweyne Museveni si qarsoodi ah looga tallaalay Covid-19
Wasiiradda Caafimaadka ee dalka Uganda, Jane Aceng, ayaa beenisay warar sheegaya in xubno sare oo ka tirsan dowladda...
Labo gabdhood oo walaalo ah oo sheegay in uu aamusiinayo nin ay ka cabanayeen in uu kufsi u geystay.
February 24, /2/ 2021 Labo gabdhood oo walaalo ah ayaa sheegay in uu aamusiinayo nin ay ka cabanayeen...