Midowga musharraxiinta oo kulan dhanka Aaaladda Zoomka ah la yeeshay wakiilada beesha caalamka oo soo bandhigay shuruudo..
February 25, /2/ 2021 Xubnaha midowga musharraxiinta mucaaradka oo kulan dhanka Aaaladda Zoomka ah la yeeshay wakiilada beesha...
Jarmalka oo 10 sanno xariga ah ku xukumay nin reer Ciraaq ah oo lagu soo eedeyay inuu yahay tababare sare oo ka tirsan Daacish
February 25, /2/ 2021 Dalka Jarmalka waxaa 10 sanno iyo badh oo xariga ah lagu xukumay nin reer...
Ninkii u dambeeyay ee ka noolaa qowmiyadda Juma ee dalka Brazil oo u dhintay Fayraska Korona
February 25, /2/ 2021 Ninkii u dambeeyay ee ka noolaa qowmiyadda Juma ee dalka Brazil ayaa u dhintay...
Saraakiisha ammaanka Nigeria oo sheegay in waqooyi bari Dalkaasi lagu dilay ku dhawaad 30 qof..
February 25, /2/ 2021 Saraakiisha ammaanka ayaa sheegay in laba weerar oo ka dhacay laba gobol oo dhaca...
Muxudiin Cismaan Shaatax “Xubnaha Ururadda bulshada rayidka Waxay Qeyb ka yihiin waan waanta Socoto Guul ayayna ku dhamaan.
. February 25, /2/ 2021 Bulshada Rayidka ayaa saacadihii la soo dhaafay waxay qeyb ka ahaayeen waan waanta...
diyaarad ay leeyihiin qandaraasle-yaasha militariga Maraykanka oo lagu arkay garoon Muqdisho.
. February 25, /2/ 2021 Su’aallo dheeraad ah & shaki weyn ayaa ka dhashay diyaarad laga leeyahay Maraykanka...
Dalka Australia oo laga hergaliyay Suuq casri ah oo qaab Online ah loogu kala iibsanaya Geela duur joogta ah ee ku nool dalkaasi.
February 25, /2/ 2021 Dalka Australia ayaa waxaa laga hergaliyay Suuq casri ah oo qaab Online ah loogu...
Cabdiweli Gaas “Xaq beey u leeyihiin Musharixiinta iyo dadka kale inay banaanbaxan, Farmajo dadka Caburinta haka daayo.
February 25, /2/ 2021 Waxaa maalmihii la soo dhaafay soo baxayay baaqyo ku aadan in la Hakiyo Colaada...
Raisal Wasaare Rooble iyo Midowga Musharixiinta oo goor dhaw shir u furmi doono..
February 25, /2/ 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya waan-waantii laga dhex-waday Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed...
Dalka Ghana oo noqday dalkii ugu horeeyay oo hela tallaalka feyriska Corona ee mashruuca tallaalka lacag la’aanta ah lagu gaarsiinayo dalalka sabaoolka ah.
February 25, /2/ 2021 Dalka Ghana ayaa noqday dalkii ugu horeeyay oo hela tallaalka feyriska Corona ee mashruuca...