Ciidamada Nabadsugidda Qaranka oo howlgallo ay xalay iyo saaka ka fuliyeen magalada Muqdisho kusoo qabtay kooxo ‘burcad’ ah
Sabti: January 14, 2023 Ciidamada hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda ee NISA iyo kuwa Booliska ayaa howlgallo ay xalay...
Wasiiradda arrimaha dibadda Jarmalka iyo Faransiiska oo sheegtay inay muhiim tahay in Afrikaanku ay kuraas joogto ah ka helaan golaha ammaanka.
Sabti: January 14 202 Wasiiradda arrimaha dibadda ee Jarmalka Annalena Baerbock ayaa sheegtay in iyada iyo wasiirka...
Mareykanka oo si ku meel gaar ah u kordhiyey mudada ay dalkiisa joogi karaan dadka Soomaalida ah ee aan sharciga haysan
Sabti: January 14 202 Mareykanka ayaa si ku meel gaadh ah ugu kordhiyey mudada ay joogi karaan...
Waxaa si weyn loo hadal hayaa kharashiyaadka uu isticmaali jiray madaxweynihii hore ee dalka Brazil
Sabti: January 14 202 Waxaa si weyn loo hadal hayaa kharashiyaadka uu isticmaali jiray madaxweynihii hore ee...
Xeer ilaaliyaha guud Maraykanka Merrick Garland oo magcaabay sarkaal baadhis ku sameeya ‘sida ay waraaqo sir ah oo dawladdu leedahay loogu kaydiyey’ xafiiskii hore ee madaxweyne Joe Biden
Sabti: January 14 202 Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Maraykanka Merrick Garland ayaa Khamiistii wuxuu magcaabay sarkaal baadhis...
Agaasimaha CIA-da Mareykanka oo booqasho qarsoodi ah ku tagay Libya
Sabti: January 14 202 Madaxa Hay’adda Sirdoonka Maraykanka (CIA) William Burns ayaa safar naadir ah ku tagay dalka...
Sarkaal ciidan oo loo haysatay la shaqeynta Al-shabaab oo maanta xukun dil ah lagu xukumay
Khamiis: January 12- 2023 Sida ay qortay Wakaaladda wararka Soomaaliya ee SONNA, Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa maanta...
Kooxda Al-Shabaab oo deegaan u dhexeeya Maxaas iyo Wabxo si naxariis darro ah ugu laayay xoolo ay lahaayeen dadka reer guuraaga ah
Khamiis: January 12- 2023 Kooxda Al-Shabaab ayaa deegaan u dhexeeya Maxaas iyo Wabxo si naxariis darro ah ugu...
Wasiir ku xigeenka difaaca Ukraine oo sheegay in dagaal qaraar uu ka socdo bariga magaalada Soledar ee sida weyn loo burburiyay
Khamiis: January 12- 2023 Wasiir ku xigeenka difaaca ee Ukraine ayaa sheegay in dagaal qaraar uu ka socdo...
Maxkamadda Sri Lanka oo ku amartay madaxweynihii hore iyo afar sarkaal oo hore inay magdhow siiyaan dadkii ku dhintay weerarradii Easter-ka ee 2019-kii.
Khamiis: January 12- 2023 Maxkamadda sare ee dalka Sri Lanka ayaa ku amartay madaxweynihii hore Maithripala Sirisena iyo...