Dalka Shiinaha oo qirtay in ay jiraan lixdan kun oo dhimasho ah oo la xidhiidha Covid-ka bil gudaheed,
Sabti: January 14 2023 Shiinaha ayaa qirtay in ay jiraan lixdan kun oo dhimasho ah oo la xidhiidha...
Cambaarayn caalami ah oo Iran loo soo jeedinayo kadib markii ay xukun dil ah ku fulisay Alireza Akbari oo u dhashay Britain iyo Iran laguna eedeeyay basaasnimo.
Sabti: January 14 2023 Waxaa iska soo dabadhacaysa cambaarayn caalami ah oo Iran loo soo jeedinayo kadib markii...
Madaxweynaha Puntland Deni oo soo saaray Xeer Madaxweyne kuna magacaabay Guddiga Diyaarinta Wada xaajoodka Arrimaha Federaaleynta Dalka.
Sabti: January 14 2023 Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 002 ee 14-ka...
Qaraxyo waawayn oo dhimasho iyo dhaawacba geystay oo ka dhacay degmada Jalalaqsi
Sabti: January 14 2023 Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ee badhtamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in labo qarax oo...
Wasiirka arrimaha dibadda iyo qurbajoogta Kenya Dr Alfred Mutua oo sheegay in dalkiisu uusan qorsheyneyn inuu safaarad ka furto Somaliland
Sabti: January 14 2023 Wasiirka arrimaha dibadda iyo qurbajoogta ee Kenya Dr Alfred Mutua ayaa sheegay in dalkiisu...
Militeriga Ruushka oo sheegay inay qabsadeen magaalada qaniga ku ah cusbada ee ku taalla Ukraine ee Soledar kadib dagaal xooggan oo halkaas ka dhacay.
Sabti: January 14, 2023 Militeriga Ruushka ayaa sheegay in uu qabsaday magaalada qaniga ku ah cusbada ee ku...
Dowladda Iran oo dal-dashay wasiir ku xigeenkii hore ee gaashaandhigga
Sabti: January 14, 2023 Warbaahinta Iran ayaa ku warrantay in Alireza Akbari oo u dhashay dalkaas heystana dhalashada...
Danab iyo Gorgor oo ay wehliyaan ciidamo deegaanka ah oo la wareegay deegaanka Cali Heele oo hoos-taga degmadda Ceeldheer
Sabti: January 14, 2023 Ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee Danab...
Maxkamad ku taalla magaalada New York oo xukun ku ridday shirkad uu leeyahay madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka Donald Trump
Sabti: January 14, 2023 Maxkamad ku taalla magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa xukun ku ridday shirkad...
Maleeshiyaadka alshabaab oo magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug faarujiyay kadib Duulaan ka socda Hobyo iyo Wisil.
Sabti: January 14, 2023 Wararka aan ka heleyno magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug waxay sheegayaan in kooxda Al-Shabaab...