War deg deg ah: Qarax goor dhawayd ka dhacay magaalada Muqdisho.
February 28 /2/ 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax goor dhawayd ka dhacay Magaalada Muqdisho,...
Galmudug oo magacawday Gudi ka hor taga COVID-19 oo iskugu jira wasiiro iyo Xildhibaano..
February 27 /2/ 2021 Marxaladda soo labo kacleynta xanuunka Safmarka ah ee COVID-19 oo saameyn balaaran ku yeelatey...
dalka Tunisia oo gacanta ku dhigay Tahriibayaal gaaraya 100 qof, kuwaas oo u socday Tahriib Dalka Talyaaniga.
February 27 /2/ 2021 Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Tunisia oo sameysay howl gal looga hortegayo falalka tahriibinta...
Markab Dagaal oo ay leeyihiin Ciidamada Badda Mareykanka oo gaaray maanta biyaha Suudaan sanado kadib..
February 27 /2/ 2021 Markab ay leeyihiin Ciidamada Badda ee Mareykanka ayaa gaaray biyaha Suudaan. Markabka oo ah...
Qoxootiga Itoobiya ee joga Sudan oo sheegay in xadka ay ku qabaan dhibaato
February 27 /2/ 2021 Qoxootiga reer Itoobiya ee ku sugan magaalada Khartuum ayaa sheegay tani iyo markii ay...
Al-Shabaab oo Jilib xukunno kula fuliyey seddax qof kuwaas oo ay ku kala eedeeyeen gobol-dhaaf iyo xatooyo
. February 27 /2/ 2021 Wararka ka imaanaya degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe ayaa sheegaya in maleeshiyaadka...
Wasiirkii hore ee arrimaha dibedda ee Soomaaliya Dr Buubaa oo shegay in Somaliland iyo Somaliya aysan kala go’i karin
February 27 /2/ 2021 Wasiirkii hore ee arrimaha dibedda ee Soomaaliya Dr Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa sheegay in...
Sababta uu xilka Ugaaska Xawaadle uu si ku meel gaar ah ugu haynayo kan Ceyr
February 27 /2/ 2021 Allaha u naxariistii Ugaaskii Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Maxamed ayaa Shalay lagu aasay...
Waxgaradka Mudulood oo deeqa is kugu jiro Xoolo Raashin, Kitaabo Quraan, oo ay ugu tala galeen tacsida Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ku wareejiyey gudiga tacsida Ugaaska.
February 27 /2/ 2021 Waxgaradka iyo Odoyaasha Beesha Mudulood oo u hogaaminayay Imaamka guud ee Mudulood Imaam Daahir...
Wasaarrada Caafimaadka oo sheegtay in 48 saac ee la soo dhaafay cudurka Covid 19 laga helay dad garaya 304 ruux.
February 27 /2/ 2021 Wasaarrada Caafimaadka Soomaaliya ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in 48 saac ee...