Madaxweynaha Kenya oo loo doortay in uu noqdo Gudoomiyaha cusub ee Ururka Bariga Afrika, Xili xurguf u dhaxyso Somali iyo Kenya
February 27 /2/ 2021 Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa loo doortay in uu noqdo Gudoomiyaha cusub ee Ururka...
Aqalka Wakiillada oo ansixiyay $1.9 trillion, taas oo uu madaxweyne Biden uu ku taageerayo dadka Mareykanka cudurka COVID-19.
February 27 /2/ 2021 Aqalka Wakiillada Mareykanka ayaa Sabtida maanta ah ansixiyay xirmo dhaqaale oo gaareysa $1.9 trillion,...
Maxaad ka taqaan Maxamed Bin Salmaan? Awoodda ka dambeysa Taajka boqortooyada Sucuudiga
February 27 /2/ 2021 Warbixin uu shaaciyay sirdoonka Mareykanka ayaa waxaa lagu ogaaday in Amiirka dhaxalsugaha ah ee...
Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo bixiyey Ruqsad la siiyo shirkad bixisa adeegga lacagaha la iskugu diro telefoonnada ee Soomaaliyana looga yaqaano EVC Plus
February 27 /2/ 2021 Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa maanta bixiyey liisankii ugu horreeyay ee la siiyo shirkad...
Ilhan Cumar oo ku baaqday in cunoqabatayn lagu soo rogo Dhaxalsugaha Sacudi Carabiya
Ilhaan Cumar oo ka tirsan xildhibaannada Aqalka Kongreeska (Congress) dalka Mareykanka ayaa ku baaqday in Maraykanku ay u...
Deni oo ka hadlay kiiska Wariye Kilwa sheegayna in la Maxkamadeeynayo
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa markii ugu horeeysay waxaa uu ka hadlay kiiska Wariye Kilwe...
Dhulalka lambarkoodu yahay 30 & 31 ee degmada Hodon kama mid ah Dhulka Dugsi sare Xamar ee lambarkiisu yahay 32!
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa 15-Dec-2020 ayaa soosaartay Amar fulin xooggan oo loogu madax-banneynayo Milkiyadda iyo ku dhaqanka dhulka Lambarkiisu yahay 30 oo...
Maxkamad ku taal Britain oo xukun ku ridey Muwaadin Soomali ah oo diley xaaskiisa
Maxkamad ku taal dalka Ingiriiska ayaa xabsi daa’in ku xukunta Xuseen Yuusuf Cigaal oo 66 sano jir ah...
Turkiga oo ku riixaya Soomaaliya iyo Kenya inay ka wada hadlaan Kiiska Badda
Dowladda Turkiga ayaa ka shaqeyneysa sidii uu u dhex dhexaadin lahaa Soomaaliya iyo Kenya si ay uga wada...
Ciidamada Dowladda & kuwa AMISOM oo howlgal kula wareegay Saldhigyo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab
Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa soo saaray warbixin la xiriirta howlgalladii ugu dambeeyay ee Ciidamada AMISOM iyo...