Safarkii Madaxweynaha Waqtigiisa dhamaaday oo qaatay 24 saac halka ay Villa Somaliya sheegtay 48 saac habeen hore.
. April 20-2021 Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalay soo gabagabeeyay socdaalkiisii dalka Congo, isagoo saaka...
Raisal wasaare Rooble oo odayaasha beesha Habar Gidir kala hadlay Xaalada Jeneral Saadaq Joon
April 20-2021 Wararka ka imaanaya Xafiska Raisal Wasaarasaha aya sheegaya in Kulan uu la yeeshay Rooble odayaasha beesha...
Tababare Jose Mourinho oo laga ceyriyay Tottenham kadib markii uu la wareegay bishii November 2019-kii
April 19-2021 Mourinho oo u dhashay dalka Portugal ayaa kooxda hadda laga cayriyay ee Tottenham kala wareegay Mauricio...
Xoghayaha dhaqanka, UK Oliver Dowden, oo sheegay inuu ku biiray dadka aadka uga caraysan in uu sii socdo European Super League.
April 19-2021 Dowladda UK ayaa sheegtay in ay qaadi doonto tallaaba kasta oo looga hortagaya horyaalka “gooni u...
Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo agab caafimaad oo isugu jira Mishiinada neefta siiya bukaanada iyo dawooyin kala wareegtay Hey’adda Kalkaal
April 19-2021 Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa agab caafimaad oo isugu jira Mishiinada neefta siiya bukaanada iyo...
Roobkii Guga oo gelinka dambe maanta ka curtay magaalada dhuusamareeb caasimadda dowlada Galmudug
April 19-2021 Wararka ka imanaya caawa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ayaa sheegaya in Roobka guga ayaa maanta...
Dowlada Somaliya oo shacabka Masar uga tacsiyeeyay shil tareen oo sababay dhimasho iyo dhaawac
April 19-2021 War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo nuqul ka mid ah...
Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo kormeeray xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga
. April 19-2021 Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa kormeer dhiiragalin ah ugu tagay...
Baadigoobka loogu jiro ragga Shiinaha u dhashay oo ka badbaaday markabkii Titanic
April 19-2021 Markabkan rakaabka ahaa oo noociisu ahaa kuwa raxaada lagana leeyahay Britain, ayaa ku quusay Badweynta Atlaantikada,...
Xiisad ka dhaxeysa Faransiiska oo ka dhex qaraxday dowladda iyo Islaamiyiinta Pakistan
April 19-2021 Kow iyo toban sarkaal oo boolis Pakistani ah, oo ay qabsadeen taageerayaasha koox Islaamiyiin ah oo...