Dowladda Ruushka oo ku dhawaaqay in ay dalkeeda ka ceyrinayso 20 diblomaasiyiin ka socda dalka Jamhuuriyadda Czech.
April 19-2021 Dowladda Ruushka ayaa ku dhawaaqay in ay dalkeeda ka ceyrinayso 20 diblomaasiyiin ka socda dalka Jamhuuriyadda...
Odayaasha dhaqanka Gobolka Sool oo ku guulaystay in la joojiyo dagaal beeleed hubaysan, oo maalmo ka hor ka dhacay degaanka Dhabar-dalool
April 19-2021 Odayaasha dhaqanka Gobolka Sool, ayaa ku guulaystay in la joojiyo dagaal beeleed hubaysan, oo maalmo ka...
Dalka Suuriya oo bisha May ka dhacayso doorasho madaxtinnimo.
April 19-2021 Suuriya ayaa 26-ka bisha May qaban doonto doorasho madaxtinnimo, sida uu shaaciyay baarlamaanka waddankaas. Madaxweynaha talada...
Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday Farmaajo oo xalay saq dhexe gaaray magaalada Kinshasa ee dalka Koongo
April 19-2021 Wararka ka imaanaya saakay magaalada Kinshasa eedalka Koongo ayaa sheegaya in xalay waqti danbe uu gaaray...
Dowlada Somaliya oo Xaafado ka mid ah Muqdisho gacanteda ka baxday sida, Kaaraan Cabdicasiis iyo shirkole
April 19-2021 Magaalada Muqdisho oo maalmihii u danbeeyay xaalad cakirnaan siyaasadeed ah gashay ayaa waxay sababtay in qeybo...
Ciidamo Boolis ah oo ka socda dalka Nigeria oo soo gaaray magaalada Muqdisho caasimada Soomaaliya
April 19-2021 Wararka ka imaanaya Garoonka Muqdisho ayaa sheegaya in ay halkaas soo gaareen Ciidamo Boolis ah oo...
Shil gaari oo ka dhacay caawa deegaanka Ceeljaale ee duleedka Baladweyne
April 19-2021 Wararka aan ka heleyno duleedka Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in...
Puntland iyo Galmudug oo ku heshiiyay Dagaalada ka dhanka ah Al-Shabaab, kadib Markii Bacadwayn qabsadeen Al-shabaab
April 19-2021 Maamulada dariska ah ee Puntland iyo Jubbaland ayaa maanta ku heshiiyay in ay iska kaashadaan dagaalada...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Xafiiskiisa ku qaabiley Safiirka Turkiga u qaabilsan Arrimaha Soomalaiya
April 19-2021 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar-Filish) ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabiley...
Alshabaab oo la wareegay deegaanka Badacweyne ee Gobolka Mudug, Sawiro
April 19-2021 Wararka ka imaanaya Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Alshabaab ay la Wareegeen deganka Badacweyne ee Gobolka...