Beesha caalamku oo sheegay in Ciidamada Xoogga dalka ay u qayb-sameen qabiilo, taas oo wax u dhimaysa hawshii loo xil saaray
April 27-2021 Beesha Caalamka oo warsaxaafadeed wadajir ah soo saaray, ayaa sheegay in mudda kororsiga dowladda Federaalka Soomaaliya...
Adeegga internet-ka oo 12 saacadood ka go’anaa magaalo ku gaal ku tal dalka Canada, oo lagu eedeeyey xawayaanka loo yaqaan Beavers-ka
April 27-2021 Adeegga internet-ka oo 12 saacadood ka go’anaa magaalo ku gaal gobolka British Colombia ee dalka Canada,...
Mareykanka oo walaac ka muujiyay xiisadda ka taagan gobolka Tigray
April 27-2021 Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Anthony Blinken ayaa sheegay inuu wali si weyn uga walaacsan yahay...
fanaanada Xareedo Ismaaciil Cabdi (Duniyo) oo kamid ahayd hoballadii Waaberi oo ku geeriyootay Dalka UK
April 27-2021 Waxaa dalka Britain ku geeriyootay Alle ha u naxariistee fanaanad Xareedo Ismaaciil Cabdi (Duniyo), oo kamid...
Golaha deegaanka Wajeer oo u codeeyay xilka qaadista barasaabka Gobolkaas
April 27-2021 Golaha deegaanka ee Wajeer ayaa u codeeyay in xilka laga qaado barasaab Maxamed Cabdi Maxamuud, kaasoo...
Dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubaland oo Caawa Warsaxaafadeed ka soo saaray isbadalkii ku yimid siyaasada Dalka
April 27-2021 Waxaa goor dhawayd Warbixin soo saaray Dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubaland, ay kaga hadlayaan isbadalkii ku...
Safaaradda Maraykanka ee Muqdisho iyo EU oo ammaanay madaxweynayaasha Galmudug iyo HirShabelle
April 27-2021 Safaaradda Maraykanka ee magaalada Muqdisho ayaa ammaantay madaxweynayaasha maamul goboleedyada Galmudug iyo HirShabelle inay kasoo horjeesteen...
Madaxweynaha waqtigiisa dhamaday oo caawa la hadli doona warbaahinta sida lagu sheegay qoraal
April 27-2021 Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa la hadli doona warbaahinta, sida lagu...
War deg deg ah: Ra’isul wasaare Rooble oo sheegay inuu soo dhaweynayo go’aankii Hirshabelle iyo Galmudug
April 27-2021 Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook ayaa si cad u sheegay...
Hirshabelle iyo Galmudug oo si cad uga hor yimid muddo kordhinta Baarlamaanka Soomaaliya u sameeyey madaxweyne waqtigiisa dhammaaday
April 27-2021 Maamul Goboleedyada Hirshabelle iyo Galmudug oo war saxaafadeed soo saaray ayaa si cad uga hor yimid...