Ciidamada Jeneral Saadaq Joon iyo Jeneral Yuusuf Indhacadde oo fariisimo Cusub ka Samaystay Xaafada Siigaale ee degmada Hodan.
April 27-2021 Wararka ka imaanaya saakay magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan kuwa taageersan musharax Madaxweyne...
Barakac saakay ka bilaawday magalada Muqdisho iyo Cabsi Dagaal oo jirta saacadihii la soo dhaafay
April 27-2021 Waxaa magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmada Hodon iyo H/wadaag ka socda saacadihii la soo dhaafay barakac...
Ciidamo Hubeysan oo Xoog ku galay xarunta Idaacadda Mustaqbal Qalabkiina bur buriyay.
April 27-2021 Wararka ka imaanaya saakay Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ay saakay arroortii...
Mareykanka sheegay in uu aad uga walaacsan yahay rabshadihii magaalada Muqdisho ka dhacay Axaddii..
April 27-2021 Wasaaradda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa sheegtay inay uu aad uga walaacsan tahay rabshadihii magaalada Muqdisho ka...
Xildhibaanada mucaaradka oo booqday hoyga Madaxweynihii hore Xassan Shiikh Maxamuud
April 26-2021 Xildhibaano ka tirsan golaha shacabka Somalia oo u badan mucaarad ayaa caawa booqday hoyga uu degan...
Shir ka dhacay Addis Ababa oo lagu kala saxiixday heshiis ay Soomaaliya uga mid noqoneyso
April 26-2021 Shir ka dhacay magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya waxaa maanta lagu kala saxiixday heshiis...
Afarta nin ee awoodda ciidan leh kana tirsan garabka mucaaradka
April 26-2021 Xiisad colaadeed ayaa ka taagan magaalada Muqdisho kaddib markii khilaafkii siyaasadeed ee ka jiray arrimaha doorashada...
Cabdixaashi oo dhinacyada ku dagaalamaya Muqdisho ugu baaqay in ay ilaaliyaan nabadda iyo xasiloonida dalka
. April 26-2021 Aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Muqdisho ugu baaqay in...
banaanbaxyo looga soo hor jeedo Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday oo ka socda Muqdisho
April 26-2021 Waxaa magaalada Muqdisho caawa ka socdo banaanbaxyo looga soo hor jeedo Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday farmaajo. Banaanbaxyadaan...
Dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo goor dhawayd Ciidamada Dowlada ka bilaabeen Muqdisho Xili Xabad joojin..
April 26-2021 Waxaa goor dhawayd ka bilaawday magaalada Muqdisho dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo ay wadaan Ciidamada Dowlada waqtigeeda...