Wabiga Shabeelle oo fatahaad ku sameeyay saakay Xaafadda Xaawo Taako ee Magaalada B/weyne
. May 25 2021 Wabiga Shabeelle ayaa fatahaad ku sameeyay Xaafadda Xaawo Taako gaar ahaan laanta dhagax jabis...
Qaramada Midoobay oo maanta shir ka yeelan doona arrimaha Soomaaliya gaar ahaan doorashada
May 25 2021 Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay, ayaa maanta oo Talaado ah shir ka yeelan doona arrimaha Soomaaliya....
Nin Somali ah oo xaaskiisa oo Koonfur Afrikan ahayd dishay kadibna wacday Booliiska isku dhiibtay.
May 25 2021 Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dil xalay ganacsade Soomaali ahaa loogu geystay...
Lammaane is calmaday Hindi ah oo kireystay diyaarad gaar ah si arooskoodu ay ugu soo dhigtaan hawada sare
May 25 2021 Lammaane is calmaday oo u dhashay dalka Hindiya ayaa lagu soo warramayaa inay kireysteen diyaarad...
Militariga Mali oo xiray Madaxweynaha Ra’isul Wasaaraha iyo Wasiirka Difaaca dalkaasi
May 25 2021 Militariga Mali ayaa xiray Madaxweynaha, Ra’isul Wasaaraha iyo Wasiirka Difaaca ee dowladda kumeel gaarka ah...
Ganacsade Bashiir Gaboobe oo lagu aasay xabaalaha Langata ee magaalada Nairobi.
May 24 2021 Ganacsade Bashiir Gaboobe ayaa maanta waxaa lagu aasay xabaalaha Langata ee magaalada Nairobi. Bashiir ayaa...
Horyaalka cusub ee Europa Conference League oo la cayaraari doono goor dhaw
May 24 2021 Horyaalkan waa mid cusub, waxaa markiisii uggu horeeyey la ciyaari doonaa sanadkan. Waxaa maamulaya xiriirka...
Erdogan oo isu muujinayay in uu yahay hogaamiye si weyn u diiddan duqeymaha ay Israa’iil ka waday Gaza
May 24 2021 Xilli uu madaxweynaha Turkiga, Rajab Tayib Erdogan, isu muujinayay in uu yahay hogaamiye si weyn...
Taliyaha Qaybta 21-aad ee xoogga dalka oo kormeer ku tagay ciidamada ku sugan Degmada Baxdo
May 24 2021 Taliyaha Qaybta 21-aad ee xoogga dalka Maxamed Cadoow Cali (Sanka) ayaa maanta kormeer ku gaarey...
Dowlada Itoobiya oo sheegay iney qiimeyn ku sameyneyso xiriirka ay la leedahay Dowlada Mareykanka.
May 24 2021 Itoobiya ayaa sheegay iney dib u qiimeyn ku sameyneyso xiriirka ay la leedahay Mareykanka, haddii...