Swedan oo 9-M ugu deeqday Somalia si arrimaha Caafimaadka wax looga qabto ee liito
May 26 2021 Safaarada Swedan ee Mogadishu ayaa ku dhawaaqday inay Somalia ugu deeqday 75M oo lacagteedo kronarka...
James Swan “ Waxaa si weyn uga Xumaanay go’aanka dowladda ay ku diiday ergeygii Midowga Afrika
May 26 2021 James Swan ayaa sheegay in ay tahay arrin aad looga welwelo in dowladda Soomaaliya ay...
Madaxweynaha dalka Masar Al-Sisi oo la filayaa in uu barito gaaro dalka Jabuuti
May 26 2021 Madaxweynaha dalka Masar, Cabdifataax Al-Sisi ayaa la filayaa in uu maalinta Khamiista ah ee barito...
Afhayeenka xukuumadda “ Maalinba maalinta ka dambeysa horumar ayaa laga sii gaarayaa shirka.
May 26 2021 Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in madaxda federaalka iyo maamul goboleedyada ay horumar ka gaareen wadahadalladii...
Gudiga xuquuqda aadanaha ee UK oo oo sheegay in xisbiga haya talada Uk Islaam nacayb ka jirto.
. May 26 2021 Baaritaan madaxbannaan oo in muddo ah ay wadeen koox ka shaqaysa xuquuqda aadanaha dalka...
Saddex ruux oo isku qoys ah oo xalay lagu dilay degmada Balanballe ee Gobolla Galgaduud.
. May 26 2021 Saddex ruux oo isku qoys ah ayaa xalay lagu dilay degaanka Garasle oo ka...
Al-shabaab oo weerar ka fuliyay Gobolka Wajeer ee Waqooyi bari Kenya.
May 26 2021 Dabley hubeysan oo ka tirsan Al-shabaab, ayaa saacadihii lasoo dhaafay weerar ka fuliyay Gobolka Wajeer...
Sarkaal sare oo Golaha Amaanka uga digay in macluul baahdsani ka jirto gobolka Tigray
May 26 2021 Sarkaal sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa Talaadadi Golaha Amaanka ee Qarmada Midoobay uga...
James Swan oo sheegay in shirka Muqdisho ka socda uu dhaliyo heshiis horseedi kara doorasho
May 26 2021 Wakiilka xoghayaha guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa sheegay inay qasab tahay...
Joe Biden oo wajahaya su’aallo xisbiga Dimuqraadiga oo ku saabsan taakulaynta Mareykanka uu u diro Israa’iil
. May 26 2021 Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa wajahaya su’aallo ay soo bandhigeen qaar ka mid...