Ra’isul Wasaaraha Sudan oo ka digay halista fowdo iyo dagaal sokeeyee oo ka dhaca Dalkaas.
June 16 2021 Ra’isul Wasaaraha Sudan ayaa taladaadii ka digay halista fowdo iyo dagaal sokeeyee oo uu sheeegay...
Itoobiya oo gaashaanka u daruurtay baaq ka soo yeeray jaamacada carabta
June 16 2021 Itoobiya ayaa kahor timid dalab kaga yimid Golaha Ammaanka ee Jimciyadda Quruumaha ka dhaxeysa, taasoo...
kooxda Barcelona oo wada hadal la furay weerar yahanka Faransiiska ee Ousmane Dembele.
June 16 2021 Wararka la isla dhex marayo ee Kubadda Cagta ee Yurub ee toddobaadkan ayey isa soo...
safiirka Itoobiya Q. Midoobay oo sheegay Ciidamada Eritrea ee jooga Gobolka Tigray ka baxayaan
June 16 2021 Ciidamada Eritrea kuwaasoo ka dagaalamayey gobolka Tigraay ee waqooyiga Itobiya, ayaa dhawaan deg deg halkaasi...
Koonfur Africa oo mar kale lagu dhacay Dukaamo ay leeyihiin Somali iyo ajaaniib
June 16 2021 Dadka ajaanibta ah iyo Soomaalidaba ee kunool dalka Koonfur Africa, ayaa ka cabanaya dhibaatooyin kala...
Wax ka ogoow Xerada tabbabarada ciidanka xoogga dalka ee Janaraal Dhaga-badan oo shalay la qarxiyay.
June 16 2021 Xerada tabbabarada ciidanka xoogga dalka ee Janaraal Dhaga-badan oo ah Xerada loogu magac daray Janaraal...
Wasaaradda duulista hawada Galmudug oo amaro ku soo rogtay diyaaradaha qaadka ka keeno Kenya.
June 16 2021 Wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada Galmudug ayaa amaro kusoo rogtay diyaaradaha qaadka geeya dowlad goboleedka...
Joe Biden iyo Putin oo kulankii ugu horreeyay yelanaya tan iyo markii Biden noqdey madaxweynaha Mareykanka.
June 16 2021 Madaxweyneyaasha dalalka Ruushka iyo Mareykanka Joe Biden iyo Vlademir Putin ayaa maanta oo Arbaca ah...
Pentagonka oo bilaabaya tababarayaashii Maraykanka dib loogu Celiyo Soomaaliya
June 16 2021 Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka ee Pentagon ayaa hormarineysa hindise cusub oo tobaneeyo tababarayaasha ciidamada gaarka ah...
Ciidanka Puntland oo gacanta ku dhigay Taliskii Al-shabaab ku lahayd Buuraleyda Gobolka Bari
June 16 2021 Ciidanka PF ee Puntland, ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen Taliskii Al-shabaab ku lahayd...