Madaxweynaha Jubaland oo oo la kulmay Wakiilka Xoghaya guud ee Soomaaliya James Swan
June 15 2021 Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Wakiilka gaarka...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo kula la qaatay Safiirka Dowlada Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya
June 15 2021 Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe ayaa maanta kulan kula qaatay Magaalada Muqdisho Safiirka Dowlada...
Rooble oo qaabilay Safiirka Dowladda Qatar ee Soomaaliya Danjire Xasan Xamza
June 15 2021 Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay Safiirka Dowladda Qatar ee Soomaaliya Danjire Xasan Xamza...
Madaxweyne Erdogan “ madaxweynaha Faransiiska wuxuu ii sheegay in uusan Necbeen islaamka.
June 15 2021 Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, oo ka qeybgalaya shirka madaxda gaashaanbuurta NATO uga socda magaalada...
Madaxweyneyaasha Mareykanka iyo Turkey oo kulmay markii ugu horaysay Markii uu Biden Xilka qabtay
June 15 2021 Madaxweyneyaasha Mareykanka iyo Turkey Joe Biden iyo Recep Tayyip Erdogan ayaa wadahadalladii fool-foolka ahaa ee...
Deni oo Shaqada ka joojiyay shirkadda BNO oo hoos tagga shirkadda DP World.
June 15 2021 Madaxweynaha Puntland Siciid Candullaahi (Deni) ayaa sheegay in la joojiyey lacagihii shirkadda BNO ka qaadi...
Xarunta xakameynta iyo ka hortagga cudurada Mareykanka eeyaha KA mamnuucay 113 dal
June 15 2021 Xarunta xakameynta iyo kahortagga cudurada ee Mareykanka, ayaa ku dhawaaqdey in hal sano la mamnuucayo...
Al-shabaab oo sheegatay Qaraxii xerada ciidamada Jeneral Dhega-badan ka dhacay saakay
June 15 2021 Al-Shabaab ayaa shaacisay in ay Mas’uul ka ahayd qaraxii ismiidaaminta ahaa ee saakay ka dhacay...
Generaal Odowaa Yuusuf Raage oo war kasoo saaray qaraxii xerada General Dhaga Badan
June 15 2021 Saacado kadib Qaraxii askarta badan ku dhinteen oo saakay ka dhacy xerada General Dhaga Badan...
Taliska Ciidanka xoogga dalka oo shaaciyay khasaaraha ka dhashay qaraxa
Dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qarax ismiidaamin ah oo Maanta ka dhacay Afaafka hore ee Xerada Tababarka...